Rugsan Real Estate

Rugsan Real Estate Rugsan Real Estate is Privately owned Real Estate Company which offers range of quality services wit

Rugsan Real Estate is privately owned Real Estate Company which offers range of quality service with main office in Mogadishu, Somalia. The company was founded in June 2022 but acquired massive experience through hiring real estate experts, marketers and brokers.

Jimco Wanaagsan   Insha Allah aan kaga faa'ideysano Duco, Qur'aan aqris iyo Saliga Nebi Muhammed( ﷺ ).
22/12/2023

Jimco Wanaagsan
Insha Allah aan kaga faa'ideysano Duco, Qur'aan aqris iyo Saliga Nebi Muhammed( ﷺ ).

Jimco Wanaagsan   Insha Allah aan kaga faa'ideysano Duco, Qur'aan aqris iyo Saliga Nebi Muhammed( ﷺ ).
15/12/2023

Jimco Wanaagsan

Insha Allah aan kaga faa'ideysano Duco, Qur'aan aqris iyo Saliga Nebi Muhammed( ﷺ ).

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Ha iloobin in aad aqriso suratul kahf.Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga ku jira maalint...
08/12/2023

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Ha iloobin in aad aqriso suratul kahf.
Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga ku jira maalintan barakaysan.


𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga iyo khayrka ku jira maalintan barakaysan.Ha iloobin i...
01/12/2023

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga iyo khayrka ku jira maalintan barakaysan.

Ha iloobin inaad aqriso suratul Kahf iyo inaad badiso Saliga nebiga (SCW).


Macmiil waxaan kuu heynaa guri Kiro ah.Xogta Guriga: Qeybta Hoose:- 1 qol master room ah- Fadhi- Suuli- Iyo JikoQeybta K...
27/11/2023

Macmiil waxaan kuu heynaa guri Kiro ah.

Xogta Guriga:

Qeybta Hoose:

- 1 qol master room ah
- Fadhi
- Suuli
- Iyo Jiko

Qeybta Kore:

- 3 qol master room ah
- Fadhi
- Parking
- Garden

Goobta : Degmadda Degmadda Hodan gaar Banaadir dhanka jaamacada plasma, Mogadishu - Somalia.

Wixii faahfaahin dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir numberada hoos ku xusan 👇

☎️ 61 9991717 | ☎️ +252 622668822
📩 [email protected]
🌍 rugsanre.com

See less

Macmiil waxaan kuu heynaa Apartment Kiro VIP ah Xogta Apartmentiga:- 2 Qol Master-room- Qol Fadhi- Jiko- Suuli- 24/7 Sec...
26/11/2023

Macmiil waxaan kuu heynaa Apartment Kiro VIP ah

Xogta Apartmentiga:

- 2 Qol Master-room
- Qol Fadhi
- Jiko
- Suuli
- 24/7 Security
- Waste Management

- Goobta :degmada Boondheere, gaar ahaan Dhabarka dambe ee tiyaatarka qaranka.

Wixii faah faahin dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir numberada hoose.
👉☎️+252619991717 / +252622668822
👉📩 [email protected]

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Ha iloobin in aad aqriso suratul kahf.Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga ku jira maalint...
24/11/2023

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Ha iloobin in aad aqriso suratul kahf.
Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga ku jira maalintan barakaysan.


𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Ha iloobin in aad aqriso suratul kahf.
Waxaan Allah ka baryeynaa in uu nawaafajiyo fadliga ku jira maalintan barakaysan.


MACMIILWaxaan kuu heynaa Apartment vip ah oo Qalabeysan wax walba ay u dhameystiran yihiin oo kiro ah.Xogta Apartmentiga...
22/11/2023

MACMIIL

Waxaan kuu heynaa Apartment vip ah oo Qalabeysan wax walba ay u dhameystiran yihiin oo kiro ah.

Xogta Apartmentiga:

- 2 Qol Master-room
- Qol Office-room
- Qol Fadhi
- Qol store room
- Jiko
- Suuli
- 24/7 Security
- Waste Management

- Goobta :degmada Boondheere, gaar ahaan Dhabarka dambe ee tiyaatarka qaranka.

Wixii faah faahin dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir numberada hoose.
👉☎️61 9991717 / +252622668822
👉📩 [email protected]

Happy Teacher's Day!On this day RUGSAN REAL ESTATE sending congratulations to all somali teachers , who give of themselv...
21/11/2023

Happy Teacher's Day!
On this day RUGSAN REAL ESTATE sending congratulations to all somali teachers , who give of themselves in all that they do. So thank you, all teachers, for all that you gave. we are grateful.

Apartment VIP Qalabeysan oo kiro ahMacmiil waxaan kuu heynaa Apartment vip oo Qalabeysan wax walba ay u dhameystiran yih...
20/11/2023

Apartment VIP Qalabeysan oo kiro ah

Macmiil waxaan kuu heynaa Apartment vip oo Qalabeysan wax walba ay u dhameystiran yihiin oo kiro ah.

Xogta Apartmentiga:

- 2 Qol Master-room
- Qol Office-room
- Qol Fadhi
- Qol store room
- Jiko
- Suuli
- 24/7 Security
- Waste Management

- Goobta :degmada Boondheere, gaar ahaan Dhabarka dambe ee tiyaatarka qaranka.

Wixii faah faahin dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir numberada hoose.

👉☎️61 9991717 / +252622668822
👉📩 [email protected]

19/11/2023

Apartment kiro ah oo VIP ah

Macmiil ka faa'ideyso Apartment kiro ah oo VIP ah, kuna yaala degmada boondheere, gaar ahaan dhabarka dambe ee tiyaatarka qaranka.

Xogta Apartmentiga

• 2 Qol oo Master Room ah
• Fadhi
• Suuli
• Jiko
• Balkoon weyn
• 24/7 Security service ah
• Iyo Nadaafad dhameystiran

Fadlan nagala soo xiriir numberada hoose.
☎️+252619991717 / +252622668822
📩 [email protected]

Address

Hodan District
Mogadishu
BN00000

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619991717

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugsan Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rugsan Real Estate:

Share

Category