19/03/2026
Hambalyo Ciid Wanaagsan! ๐โจ
Waxaan hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaageyna dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga yeelo kuwa ku guuleysta kheyrka iyo barakada.