City Real Estate Co.

City Real Estate Co. Somali Assignment support SAS CRECO is prepared to fulfill all commercial, residential and sale real estate requirements.

City Real Estate Company, was founded in 2013, CRECO had the vision to expand beyond facilitating traditional sale and lease transactions and provide a complete range of sales, leasing, consulting, development, and management services. In 2014 we expanded our markets by becoming licensed in Mogadishu-Somalia

08/05/2016

welcome to City Real Estate ka kireyso gurigaada una doono kuri kiro ah

Waxaan ogeysiineynaa dhamaan ganacsata,Hey adaha Xibiyada iyo cid waliba oo daneyneysaa gurigaan ka kooban 10 qol oo dha...
07/05/2016

Waxaan ogeysiineynaa dhamaan ganacsata,Hey adaha Xibiyada iyo cid waliba oo daneyneysaa gurigaan ka kooban 10 qol oo dhamaantood wada master Room (qol waliba musqushiisa wey ku dhex taalaa) parkin ay geli karaan in ka badan 10 gaari iyo qaayb wash man loogu tala galay gurigaan waxa uu ku yaalaa wadad schoolka Anadole ee turkiga waxa uuna saaranyahy wadada waana guri cusub hadaba hadii aad daneyneysid nala.soo.xariir
Tell +252615559132
+252617013456
Email. [email protected]

07/04/2016

ogeysiiis ogeysiis
-----------------------
waxaan ogeysiineynaa ummada Soomaaliyeed ee dooneysa in ay dhul ka gataan degmada kaaraan G/banaadir in aan u heyno dhul weyn oo qiimihiisu aad u jabanyahay dhulkaas wuxuu ku yaalaa xaawo casir dhanka bidix wadada waana birimo boss cabirkiisu waa 20x20 vinda per vinda qiimaha waa $5,000 hadaba ka faa iideyso dhulkan oo soo wac
+252615559132
+252617013456

31/03/2016

waxaan ogeysiineynaa Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed ee doneysa in ay Guri ka Gataan inta u dhexeysa is goyska dabka iyo Km4 magaalda muqdisho waxaan idiin heynaa guri beec ah Tredisho ah ku yaala inta i dhexeysa salkdhiga waa beri iyo shaleema Somalia gurigaas qiimaha lagu rabo waaa qiimo aad uga jwaban magaalada waana jaanis $95.000 all inculsive .

hadaba ahdii aad daneyneyso nagala soo xariir
tell num,ber +252615559132
ama +252617013456

25/03/2016

We’re in the business of City Real Estate Company waxay Idiin heysaa dhamaaan guryaha kala duwan ee aad dooneyso

City Real Estate, Co mission ,vision core value
13/03/2016

City Real Estate, Co mission ,vision core value

waxaan kuu heynaaa adeegyo badan oo aay ka mid yihiin In An ku kireyno gurigaada hadaad kiro u rabtid ama aad dooneysid ...
10/03/2016

waxaan kuu heynaaa adeegyo badan oo aay ka mid yihiin In An ku kireyno gurigaada hadaad kiro u rabtid ama aad dooneysid in aad adigu degto guri kiro ah nuuc waliba uu yahay waan ku heynaa waxaan kaloo ku fududeyneynaa helitaanka guri beec ah hadii aad rabto ama hadii aad adigu gurigaada sii iibineysid.
waxaan kugu kala wareyjineynaa qaab sharci ah oo aad kuqanacdo https://www.facebook.com/City-Real-Estate-Co-194675870896069/?fref=ts ugu hagaan adeegyo badan oo aad ka heli doontid

Mahadsanidiin

City Real Estate waa shirkad qaab casri ah u shaqeysa kuna dhisan raalli galinta macaamiisheeda.Waxaan u mahadcelinayaaD...
03/03/2016

City Real Estate waa shirkad qaab casri ah u shaqeysa kuna dhisan raalli galinta macaamiisheeda.

Waxaan u mahadcelinayaa
Dadka somaaliyeed ee isku xilqaamay hirgalinta adeegaan casriga ah .






Halaga faaidaysto

Waxaan  idiin heynaa Guri weyn oo ka kooban 10 qol , 8 musqulood ,10 parking iyo barxad kale oo weyn .Gurigaas waxaa lag...
03/03/2016

Waxaan idiin heynaa Guri weyn oo ka kooban 10 qol , 8 musqulood ,10 parking iyo barxad kale oo weyn .Gurigaas waxaa lagu kireynayaa qiimo dhan $3000 bishiiba ,waxa uuna ku yaallaa meel xassilloon nabad gelyo ahaan .
Haddanba hey adaha , xisbiyada iyo shirkadaha daneynaya waxay war buuxda ka heli karaan ayagoo soo wacaya numberkaan
617013456.

03/03/2016

waxaan idiin heynaa Guri weyn oo ka kooban 10 qol 8 musqulood 10 parking iyo banaan kale oo weyn gurigaas waxaa lagu kireynayaa qiimo dhan $3000 bishiiba waxa uuna ku yaalaa meel abni ah .
hadaba hey adaha , xisbiyada iyo shirkadaha daneynaya waxay war buuxda ka heli karaan ayagoo soo wacaya numberkaan
61701345

Address

Mogadishu
00252

Telephone

+252615559132

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City Real Estate Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to City Real Estate Co.:

Share