20/04/2019
Iib & Ijaar Real Estate Solutions waxa ay idin ka haqabtiri Baayihiina kala duwan, waxa ayna idiin soo bandhigi doontaa Guryo Ijaar ah oo idin qanciya, Dhulal Iib ah, iyo Dhul-Beereed Iib & Ijaarba leh.
HADAFKEENU WAA QANCINTIINA