15/08/2025
Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga?
Ma raadinaysay meel aad kasamaysato nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?
Cabirkaa gurigu Waa 9.8mX 10.2m
Waaxana Macmiilka ugu dhisnay 4 Qol iyo Fadhi
Caad Construction & Real Estate