Sakan Construction & Engineering Services

Sakan Construction & Engineering Services Sakan Construction and Engineering Services waa mid ka mid ah shirkadaha hormuudka ku ah dhismaha magaalada Muqdisho.

Waxaa Sakan CES diyaar kuugu ah Injineero khibrad ballaaran u leh naqshadeynta iyo fulinta dhammaan dhismayaasha noocyadooda kala duwan.

07/09/2025

Waxaan soo bandhignay guri kale oo cusub oo aan ka dhisnay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho.
Shirkadda dhismaha Sakan Construction and Engineering Services (Sakan CES) ugu imow guryo naqshado qurxoon leh iyo adeeg hufan.

Villa ID: SQ5224
Address: Suuqa Xoolaha, Muqdisho
Faahfaahin:
Cabirka dhulka = 15m x 20m
Qaybaha = Labo qayb oo qayb walba cabirkeedu yahay 10m x 15m

Qayb walba waxuu ka koobanyahay:
🛋️ Fadhi + Qado
🛏️ 3 Qol Jiif
🚽 2 Suuli
🔪 Jiko

Si aad u hesho guri qurxoon oo qiimo macquul ah laguugu dhisayo, fadlan nagala soo xiriir:
61 9011905

11/08/2025

Waxaan soo bandhignay guri cusub oo aan ka dhisnay xaafadda Juungal ee magaalada Muqdisho.

Shirkadda dhismaha Sakan Construction and Engineering Services (Sakan CES) ugu imow guryo naqshado qurxoon leh iyo adeeg hufan.

Villa ID: J5124
Address: Juungal, Muqdisho
Faahfaahin:
Cabirka dhulka = 10m x 20m
🛋️ Fadhi
🛏️ 4 Qol
🚽 2 Suuli
🔪 Jiko

Si aad u hesho guri qurxoon oo qiimo macquul ah lagu dhisay, fadlan nagala soo xiriir:
61 9011905

Address

KM4, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakan Construction & Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category