AHSAN Properties

AHSAN Properties Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AHSAN Properties, Estate agent, Airport Road, Mogadishu.

24/05/2019

Jumca Kariim dhamaan Asxaabta
& Macaamiisha
AHSAN Properties.

17/05/2019
Masjidkaan wuxuu noqon doonaa masjidka ugu quruxda badan Muqdisho. Wuxuu wax weyn ka bedeli doonaa bilicda magaalada mar...
17/05/2019

Masjidkaan wuxuu noqon doonaa masjidka ugu quruxda badan Muqdisho. Wuxuu wax weyn ka bedeli doonaa bilicda magaalada markii Airport ka Aden Cadde laga soo d**o. Ajar aan la koobi kerin Allaha ka siiyo khayr qabaha maalkiisa xalaasha ah ku dhisaya.

AHSAN Properties - Guri kira ahGuri 2 dabaq ah kuna yaala agagaarka Airport-ka Aden Cadde waxuna u dhaw yahay Masjid Cus...
16/05/2019

AHSAN Properties - Guri kira ah

Guri 2 dabaq ah kuna yaala agagaarka Airport-ka Aden Cadde waxuna u dhaw yahay Masjid Cusub ee laga dhisayo wadada Jaayga waxa uuna ka kooban yahay:

- 4 Qol jiif ah oo wata musqulahooda
- Qolka Master-ka waxa uu leyahay musqul jakuzi
- Qol fadhi iyo qado waasac ah
- Jiko Caalami ah
- Parking ugu yaraan 7 Gaari
- Dhamaan Qolalka waa wada mukayfati

Qiimaha kirada waa $2500

Faafahin dhereed ah la xiriir
m.me/AHSANProperties


AHSAN Properties - Guri kiro ahVilla Laba Dabaq ah oo si Casir ah loo dhisay. Waxay ku taalaa xaafada cusub ee Airport-k...
28/02/2019

AHSAN Properties - Guri kiro ah

Villa Laba Dabaq ah oo si Casir ah loo dhisay. Waxay ku taalaa xaafada cusub ee Airport-ka. 5 Daqiiqo ayey ujirtaa Gegida Dayuuradaha Aden Cadde.

Faafaahinta Guriga
◦ 5 Qol + Musqulo
◦ 1 Master Bedroom
◦ Jiko Casri ah
◦ Qolka Fadhiga & Qadada oo si casri ah loo qalabeyay

Faafaahin dheri ah la xariir:

Mobile: +252 613331122 ama 613331133




AHSAN Properties - Guri kira ahGuri 2 dabaq ah kuna yaala agagaarka Airport-ka Aden Cadde wadada Jaayga kana kooban:- 4 ...
24/03/2018

AHSAN Properties - Guri kira ah

Guri 2 dabaq ah kuna yaala agagaarka Airport-ka Aden Cadde wadada Jaayga kana kooban:

- 4 Qol jiif ah oo wata musqulahooda
- Qolka Master-ka waxa uu leyahay musqul jakuzi
- Qol fadhi iyo qado waasac ah
- Jiko Caalami ah
- Parking ugu yaraan 7 Gaari
- Dhamaan Qolalka waa wada mukayfati

Faafahin dhereed ah la xiriir
613331122 - 613331133


Address

Airport Road
Mogadishu
252

Telephone

+252613331122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AHSAN Properties posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category