10/08/2026
Dhisme kasta oo weyn wuxuu leeyahay bilow muhiim ah — waana AASAASKA.
Halka maanta shaqadu ka bilaabaneyso, berri waxaa ka soo bixi doona dhisme casri ah oo tayo iyo muuqaalba leh.
Barakaat Apartments — maanta aasaas, berri muuqaal; tallaabo kasta oo maanta la qaadayo waxay dhisaysaa mustaqbalka.
Aasaas adag. Tayo la isku halleyn karo. Dhisme loo dhisay berri.