26/05/2024
Al Jabbar Grand Mosque
waa masjid aad u qurux badan oo ku yaalla wadanka Indonesia , gaar ahaan jaziiradda JAVA , dhismaha masaajidkaan wuxuu bilawday 29,December,2017 waxaana la furay 30,December,2022 . masjid Al jabbar waxaa ku tukan kara 33,000 qof .