Guri iib ah

Guri iib ah Bahda Guri iib ah waxey u taganyihiin inay idinka caawiyan baahidiina ku saabsan dhulalka iibka ah,

  KIRO_Ah        🛏 +  1🚽SUULI + JIKO + MAQAASIIN   KU HABOON   CUSUBAMA QOYS YARLEH   AAD WAASAC U AHLEH KARADOOR AMA HA...
27/12/2024

KIRO_Ah
🛏 + 1🚽SUULI + JIKO + MAQAASIIN

KU HABOON CUSUB

AMA QOYS YAR

LEH AAD WAASAC U AH
LEH KARADOOR AMA HALL
MASAAJIDKA , HOSPITAL IYO # LIIBAAN HOSPITAL

♦️ DAGMADA : BOONDHEERE
♦️EERIYADA: AFARTA JARDIIN
♦️ KIRADA : $220
♦️ DEPOST : 100

NAGALA SOO XIRIIR WIXII MACLUUMAAD AH

📞0615676214 / 0611503565

🗓Taariikhda :27/12/2024♦️ _JIMCO_____

  KIRO_Ah   AAD U QALABEYSAN     # Xamar3Qol 🛏 +  2🚽Suli + jiko   Guri Hab VIP ah Mid kamid ah waa   Room   [    CASRI A...
12/02/2024

KIRO_Ah AAD U QALABEYSAN # Xamar
3Qol 🛏 + 2🚽Suli + jiko Guri Hab VIP ah
Mid kamid ah waa Room
[ CASRI AH, AADNA WAASAC U AH ]
LEH AAD WAASAC U AH
LEH
LEH KARADOOR AMA HALL AAD U WEYN
MASAAJIDKA

QALABEYSAN WAASACNA AH

♦️ DAGMADA : WARTA NABADA
♦️WADADA JID MAREEXAAN
♦️EERIYADA: NATION KA
♦️ KIRADA : 300$
♦️ DEPOST : Majiro

NAGALA SOO XIRIIR WIXII MACLUUMAAD AH

📞0611503565 / 0611503566

🗓Taariikhda :12/02/2024♦️ _ISNIIN_____

  KIRO_Ah   AAD U QALABEYSAN   5Qol 🛏 +  3 🚽Suli + jiko   Guri Hab VIP ah    [  GURI CASRI AH, AADNA WAASAC U AH ]    Le...
11/02/2024

KIRO_Ah AAD U QALABEYSAN
5Qol 🛏 + 3 🚽Suli + jiko Guri Hab VIP ah
[ GURI CASRI AH, AADNA WAASAC U AH ]
Leh GAWAARI ILAA 3 GAARI

QALABEYSAN WAASACNA AH

♦️ DAGMADA : DAARUSALAAM
♦️EERIYADA: GUBTA
♦️ KIRADA : 200$
♦️ DEPOST : 200$

NAGALA SOO XIRIIR WIXII MACLUUMAAD AH

📞0611503565 / 0611503566

🗓Taariikhda :12/02/2024♦️ _ISNIIN_____

13/06/2022

Asalamucaleykum Macaamishena sharafta Leh
Waxan idin heynaa dhulal cusub oo raqiis ah.
Dhulkan waa dhul mustaqbal Leh oo hada Deegan Kubilowday.
Cabirka booskii waa 20x15.
Duleedka daarusalaam.

Qiimuhu waa $2700

Wixii maclumad dheeri ah
Fadlan nagala soo xiriira
WhatsApp 00252611503565.

03/04/2022
02/03/2022

ama Iib ah kuna yaal meel istraatiiji ah # Daarusalaam.

Cabirka 20x15

Document saxan

Qiimaha waa $37,000 iyo heshiis

Ka faaideysi wacan.

Naga soo waca 0611503565
WhatsApp 00252611503565

19/02/2022

Guri Iib ah oo ku yaala agagarka afarta jardiino.
Degmada Yaaqshiid
Cabirka waa 10x15
Document Siyaad Barre
Waxaa ka dhisan 4 qol musqul iyo kushiin.
Waa fursad qaali ah
Ka faaideysi wacan
Qiimaha lagu rabo waa $130,000
Naga soo waca 0611503565
WhatsApp 00252611503565

Guri Iib ahUdhow Hotel Towfiiq iyo Golden HotelLaamiga waxaa kaxiga hal boos keliyaWaxaa kadhisan hoos baqaarKorna hal b...
04/02/2022

Guri Iib ah

Udhow Hotel Towfiiq iyo Golden Hotel

Laamiga waxaa kaxiga hal boos keliya

Waxaa kadhisan hoos baqaar

Korna hal biyaano oo hada qabyo ah

Cabirka waa 30x10

Documents saxan

Qiimaha lagu rabo $220,000

31/01/2022

DHUL RAQIIS AH OO MAALGASHI KU HABOON

DULEEDKA DAARUSALAAM

QIIMAHA WAA $3500 ILAA $4500

Naga soo wac 0611503565

WHATSAPP 00252611503565

Boos iib ah Wuxuu ku yaalaa degmada BoondheereCabirka booska waa 20x10Waxaa ka dhisan 5 qol Wuxu u dhisanyahay Villa Jar...
31/01/2022

Boos iib ah

Wuxuu ku yaalaa degmada Boondheere

Cabirka booska waa 20x10

Waxaa ka dhisan 5 qol

Wuxu u dhisanyahay Villa Jarmal ahaan

Agagaarka Hotel Royal

Documents saxan oo lahubo

Qiimaha lugu rabo waa $100,000 isku dhamaad

Naga soo wac 0611503565

WhatsApp 00252611503565

Boos iib ahWuxu ku yaalaa degmada Shibis halka ay kaga darsoonto degmada Boondhere.Udhow Agagaarka Afarta Jardiino iyo T...
31/01/2022

Boos iib ah

Wuxu ku yaalaa degmada Shibis halka ay kaga darsoonto degmada Boondhere.

Udhow Agagaarka Afarta Jardiino iyo Tabeelaha Jacekyla.

Cabirka waa 20×10

Documents saxan

Hada waa ladagan yahay kiraa $300 ku dhawad gareyso ayaa laga qaadaa

Qiimaha lugu rabo waa $105,000

Naga soo wac 0611503565

WhatsApp 00252611503565

Address

Siinaay Road
Mogadishu

Telephone

+252611503565

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri iib ah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category