Iibiye alab celis

Iibiye alab celis waxan iibinaa shey walboo celis ah. hadad heyso alab celis ah ama ad rabto naga sowac 618201889

Qol habeysan oo diyarsan ceelasha biyaha gar ahan wadada shereeco qimo macquul ah
03/11/2025

Qol habeysan oo diyarsan ceelasha biyaha gar ahan wadada shereeco qimo macquul ah

Asc waxaan hayaa jaanis qol iyo iskifaalo janis ah waxa uu ku yalaa ceelasha biyaha gar ahaan wada shereeco qimaha wa he...
02/11/2025

Asc waxaan hayaa jaanis qol iyo iskifaalo janis ah waxa uu ku yalaa ceelasha biyaha gar ahaan wada shereeco qimaha wa heshiis walagu so dhaweeynaa Kala xiiri 0618201889

Waxan haya gari probox celis ah oo janis ahNuuca probox cadan Targo malahan mid mamul goboled ayey wadataQiimaha 3500 iy...
15/12/2024

Waxan haya gari probox celis ah oo janis ah
Nuuca probox cadan
Targo malahan mid mamul goboled ayey wadata
Qiimaha 3500 iyo heshiis
Deganka celasha biyaha
No 0618201889

Soo dalbo subag saafi 618201889
17/11/2024

Soo dalbo subag saafi 618201889

DEG DEG!! Waxaa imaday dalabkale oo subag ah fadlan so dalbo macamil 0618201889
01/09/2024

DEG DEG!! Waxaa imaday dalabkale oo subag ah fadlan so dalbo macamil 0618201889

Macamiishena qaliga ah waxan idin haya subag safi ah ari iyo lo'ba wad so dalban kartaa jumlo iyo tafariiqba whatsapp no...
23/08/2024

Macamiishena qaliga ah waxan idin haya subag safi ah ari iyo lo'ba wad so dalban kartaa jumlo iyo tafariiqba whatsapp no 0618201889

Kusoo dhawoow pagka Iibiye alab celis waxan iibinaa alabaha celiska sida jiifafka fadhiyada alabaha electronic baabuurta...
22/08/2024

Kusoo dhawoow pagka Iibiye alab celis waxan iibinaa alabaha celiska sida jiifafka fadhiyada alabaha electronic baabuurta iyo wixii lamid ah macamiil hadad heyso alaab iib ah ama aad dooneyso nagala soo xirir whatsapp no.0618201889

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iibiye alab celis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category