Kiro Doon Online

Kiro Doon Online Guri Kiro waa shirkad uqaabilsan kireynta iyo iibinta guriyaha nawaxiga Mogadishu, Banadir

waxaan idiin haynaa labo nuuce oo guryo oo kale ah ganacsi iyo deegaan,Nala soo xiriiri what's app 61 3797877
05/02/2025

waxaan idiin haynaa labo nuuce oo guryo oo kale ah ganacsi iyo deegaan,
Nala soo xiriiri what's app 61 3797877



Si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:61 3797877
24/11/2024

Si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
61 3797877

06/11/2024

Guri kiro ah ka faaideysi wacan macmiil
Nagala soo xariir 61 3797877

05/11/2024

Waxaan idiin haynaa dhul beec ah
Dhulku waxa uu saaranyahay wadada
Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir +252 61 3797877

Ku so dhawaaw kiro doon Waxaan kuu haynaa xafiisyo badan kuna yalo bakaro masjidka dawada agtiisaNagala soo xariir  +252...
05/11/2024

Ku so dhawaaw kiro doon Waxaan kuu haynaa xafiisyo badan kuna yalo bakaro masjidka dawada agtiisa
Nagala soo xariir
+252 61 3797877

Lasoo xariir Kiro Doon Online  oo hel Guri ku haboon adiga iyo qoskaaga!๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:61 3797877
27/10/2024

Lasoo xariir Kiro Doon Online oo hel Guri ku haboon adiga iyo qoskaaga!

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
61 3797877

  KIRO_Ah  โ™ฆ๏ธ2qol ๐Ÿ›+Fadhi  iyo 2๐ŸšฝSuli IYO Kushiin  ama (madbaq) Qolka mid ah waa MASTER ROOMWaaa Guri aad uqurux badan G...
21/09/2024

KIRO_Ah
โ™ฆ๏ธ2qol ๐Ÿ›+Fadhi iyo 2๐ŸšฝSuli IYO Kushiin ama (madbaq)
Qolka mid ah waa MASTER ROOM
Waaa Guri aad uqurux badan
Guri Adiga Kuu Gaar ah
Macmiil Lasocod Wanaagsan

FG:MACMIIL WAA DIYAAR LA SOCO
โ™ฆ๏ธ
โ™ฆ๏ธ :HODAN
โ™ฆ๏ธ :BANAADIR
โ™ฆ๏ธ :550$

Naga Soo xariir what's app 61 3797877

20/09/2024

KIRO_Ah
โ™ฆ๏ธ3qol ๐Ÿ›Œ 2Suli๐ŸšฝIYO Kushiin ama (madbaq)
Guri goglan waa boorsadaada la' imaw , qaando xitaa k**a maqno
โ™ฆ๏ธGuri Adiga Kuu Gaar ah
โ™ฆ๏ธMacmiil Lasocod Wanaagsan

FG:MACMIIL WAA DIYAAR LA SOCO

โ™ฆ๏ธ DABAQ
โ™ฆ๏ธ warta nabad
โ™ฆ๏ธ LABA DHAGAX
โ™ฆ๏ธ : 600๐Ÿ’ฒ

NAGALA SOO XIRIIR
What's app 61 3797877
๐Ÿ—“DATE :20/09/2024

14/08/2024

OGEEYSIIS MUHIIM AH

Ma dooneeysa Milkiile in Gurigaaga Laguugu Kireeyo si fuduud Lagaana kireeyo Qof aad adigu Dalbato Sida Qof, lamaane ama family waliba qof aan annaga hubno damaanad leh

Macmiil Ma dooneysa in aad adigu heshid Guri kiro ah Waliba goobta aad adigu jeceshahay, Noocyada Guryaha aan ka Kireynayno waxay is kugu jiraan Filooyinka, DABAQYADA, Qolalka Ganacsiga iyo Bakhaarada iyo wixii la midda

MACMIL SHIRKADA Kiro doon online waxay ku iibineysa ama ka iibineysa Boosas ka ama Guryaha iibka ee dhulaalka strategy magalada banankeda ku yaalo oo waliba raqiis ah ama kuwa magalada dhexdeda ku yaalan dagmo kasta.

HADDABA MACMIL NAGU DOORO ADEEG HUFAN IYO inaan kuu keeno NOCA GURI AAD DONEYSO ADIGu

WIXI FAHFAHIN AH NAGALA SO XARIR
+252 61 3797877

  KIRO_Ah   3 qol 2 musqul + decoration Boondheere Nawaaxiga masjidka xaaji yabarow Kirada: 400$ + 200$ depositBiyanada ...
18/07/2024

KIRO_Ah 3 qol 2 musqul + decoration
Boondheere Nawaaxiga masjidka xaaji yabarow
Kirada: 400$ + 200$ deposit
Biyanada 4
Nagala so xirir +252 61 3797877

Address

MAKA ALMUKARAMAH MUQDISHO
Mogadishu

Telephone

+252613797877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kiro Doon Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kiro Doon Online:

Share

Category