Kobac Apartments

Kobac Apartments kobac appartments is the largest company

macamishena sharafta leh waxan ku wargalinayna in aana kashaqaynin forex iyo investment macamishena siday naso wadiyen  ...
16/01/2020

macamishena sharafta leh waxan ku wargalinayna in aana kashaqaynin forex iyo investment macamishena siday naso wadiyen oo ay sameysteen dadkale kobac forex (X) iyo kobac investment (X) in aana anaga ahayn oo shaqa ku lahayn aana marna ka ogalan doonin in magacena ay kushaqeystaan ay kuqaldan macamishena iyo bulshsda somaliyed waxana kashaqaynaa qaybahan kala duwan sida:
kobac construction &logistics
kobac Frankincense and Myrrh (xabagta)
kobac Appartments
kobac supermaket
kobac Guest house & restaurant
kobac Foundation(Samafalka dadka dhibataysan iyo kaqayb qadashada dhismaha wadoyinka )
aad baana idinka mahadcelinayna macamishena qaaliga sida aad nala soo xiriirteen .
milkilaha kobac general Trading company
idow Muhumed.
--------------------------------------------------------------------------------------------------
TO: THE GENERAL PUBLIC AND FRIENDS OF KOBAC
CLARIFICATION
We would like to bring to your attention the fake information spreading is social media and other
platforms about us. Kobac General Trading is NOT and has NEVER been involved in Forex Trade. We are
not in any way related to KOBAC INVESTMENT/KOBAC FOREX.
As Kobac, we trade in Gum products; Frankincense, Myrrh, Real estate, Supermarkets, Hotels, Guest
Houses and a foundation (Hassan Kobac Foundation).
You are therefore advised to consider other companies with related names as propaganda. They want to
benefit from our image and a good relationship we have had with our customers and the general public.
We are however in communication with the responsible authorities to sort out the issue once and for all.

Kind Regards
Hassan Idow Muhumed
Founder and Owner of Kobac General Trading Company.

Waxaa soo Idlaaday Laamigii aan wada sugaynay KOBAC ROAT  .
20/12/2019

Waxaa soo Idlaaday Laamigii aan wada sugaynay KOBAC ROAT .

Waxaa mardhow soo Dhamaanayo Laamiga Cusub KOBAC ROAD
07/12/2019

Waxaa mardhow soo Dhamaanayo Laamiga Cusub KOBAC ROAD

KUSOO DHAWOOW KOBAC APPARTMENT-------------------------------------------------------------------Macaamiil Kobac Appartm...
07/12/2019

KUSOO DHAWOOW KOBAC APPARTMENT
-------------------------------------------------------------------
Macaamiil Kobac Appartment waxay kuu haysaa appartments oo kira ah oo leh Qaybo kala duwan sida:

==>Qayb 2Qol ah oo ka kooban Master Room iyo Fadhi _jiko_2Musqul _Balakon .

==>Qayb 3Qol oo Kakooban Master Room_Fadhi_Jiko_2Musqul _Balkon

==>Qayb 4Qol ah oo kakooban Master Room_Fadhi_Jiko_2Musqul _Balkon

Adeegyada Dheeradka ah kahelayso waxaa kamid ah
=>24 Hours Security
=>PARKING
=>Nadaafad joogta ah
=>Wiish ka oo diyar ku ah waqti walba
=>Supermarket aad ka helayso adega aad u baahato
=>maqayad &hotel aad helayso cunto iyo delivery meshad jogta

waxay kutaala Wadada Zope KM5 Kobac Road Mogadishu, Somalia
hadaba soo gaar oo nagala soo xiriir telefonada kala ah:
0617125119/0615963964/0614201023/0614201024

Appartment  Goglan...........................................MACAMIIL KUSOO DHAWOOW KOBAC APARTMENTS  waxan kuu Haynaa A...
29/10/2019

Appartment Goglan...........................................
MACAMIIL KUSOO DHAWOOW KOBAC APARTMENTS
waxan kuu Haynaa Apartments goglan oo diyaarsan wuxu ka koobanyahay 2qol jiif ah_ iyo qol fadhi -2musqul _ kushiin- Balacon -iyo barxad aad kunasato
Hadaba nagala soo xirir lambarada kala ah
0614201022/0614201023/619520999
Email:[email protected]
Web:Www.kobacgt.so

KUSOO DHAWOOW KOBAC APPARTMENT -------------------------------------------------------------------Kobac Appartment waxay...
06/09/2019

KUSOO DHAWOOW KOBAC APPARTMENT
-------------------------------------------------------------------
Kobac Appartment waxay kuu haysaa appartments oo kira ah
oo leh adeegya kala duwan sida:
=>24 Hours Security
=>PARKING
=>Nadaafad joogta ah
=>Wiish ka oo diyar ku ah waqti walba
=>Supermarket aad ka helayso adega aad u baahato
=>maqayad &hotel aad helayso cunto iyo delivery meshad jogta

waxay kutaala Wadada Zope agagarka EX. hotel amira
hadaba soo gaar oo nagala soo xiriir telefonada kala ah:
0617125119/0615127831/0619520999

Ciid Wanaagsan Dhamaan umada islaamka meel walbo aad joogtaan waxan idin leenahay Farxad ku ciida!    CIID WANAAGSAN.
04/06/2019

Ciid Wanaagsan Dhamaan umada islaamka meel walbo aad joogtaan waxan idin leenahay Farxad ku ciida!


CIID WANAAGSAN.

APARTMENT KIRO AH..........................................................Madoonaysa Guri qurux badan wuxu ka koobanyah...
30/05/2019

APARTMENT KIRO AH..........................................................
Madoonaysa Guri qurux badan wuxu ka koobanyahay 3Qol (Master room) iyo 2musqul iyo jiko qalabaysan
Nagala soo xiriir
0619520999/0615127831
Email:[email protected]/[email protected]
Location:zope road hotel Amira Mogadishu -Somalia
APARTMENT noogu kaalay Dhismo casri ah iyo hooy aad

Address

Hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac Apartments posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kobac Apartments:

Share