Daljire Bilaal

Daljire Bilaal Bogga Madadaalada iyo Arimaha cayaaraha

25/09/2021

Share garee

21/06/2021

What's a goal ⚽

Waxaala soosaaray isku aadka kulamada isrebreebka ee ARAB CUP dalkeena 🇸🇴 ayaaku aaday dalka Cumaan Guul Insha Allah
27/04/2021

Waxaala soosaaray isku aadka kulamada isrebreebka ee ARAB CUP
dalkeena 🇸🇴 ayaaku aaday dalka Cumaan
Guul Insha Allah

22/03/2021

Abwaan Cilmi daadshe qosol badnaa nin ilaahay xigmad siiyay

a gurey

Yaadku xiran tahay labadan saxafi ee caanka soomalida dhexdeda
21/03/2021

Yaadku xiran tahay labadan saxafi ee caanka soomalida dhexdeda

What are you expecting for pogba tonight ⚽⚽⚽
21/03/2021

What are you expecting for pogba tonight ⚽⚽⚽

Dadkeygu wax bay fahmenoo Daba dhilif doonta weyka tuureen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲❤️❤️
21/03/2021

Dadkeygu wax bay fahmenoo Daba dhilif doonta weyka tuureen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲❤️❤️

Waxaa maanta garoonka Aden Adde ee muqdisho kasoodagay Ilaalada gaarka ah ee madax weynaha mamulka puntland Siciid Deni
13/03/2021

Waxaa maanta garoonka Aden Adde ee muqdisho kasoodagay Ilaalada gaarka ah ee madax weynaha mamulka puntland Siciid Deni

Waan hubaa markale ayay sonoqdeen libaaxyadii afrika allow ciidanka dhowr Gorgor 🦅🇸🇴 dumaandoos
09/03/2021

Waan hubaa markale ayay sonoqdeen libaaxyadii afrika allow ciidanka dhowr

Gorgor 🦅🇸🇴 dumaandoos

Dumarku waa sirta qarsoon ee dunida
08/03/2021

Dumarku waa sirta qarsoon ee dunida

We know well how to beat like this teams
07/03/2021

We know well how to beat like this teams

Dufcad kale oo kamida ciidama kumaandooska Gorgor🦅🇸🇴 oo tababar heer Sare ah kuso qaatay dalka turkey kuna qalabeysan hu...
05/03/2021

Dufcad kale oo kamida ciidama kumaandooska Gorgor🦅🇸🇴 oo tababar heer Sare ah kuso qaatay dalka turkey kuna qalabeysan hubka culus. Waxaala filayaa inay goordhow sogaari donaan dalka hooyo 🦅🦅🦅

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljire Bilaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daljire Bilaal:

Share

Category