24/08/2024
Asc dhamaan umada somaliyeed waxa laga codsanayaa iney kuso hagaajiso qof alla iyo qofkii arko wiil yar oo lagu magacaabo SHARIIF ABDI RAHMAN ABUUKAR TUURYARE oo kaso lumay Dag KARAAN fadlan kuhagaaji AABAHIIS š¤³0615244089 Abdirahman Abukar Turyare