Dal Bile Property Enterprise

Dal Bile Property Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dal Bile Property Enterprise, Real Estate, Yaaqshiid-Suuq Bacaad, Mogadishu.

Waa guri beec ah 2 biyaano kunayaal hiliwaa cabirka dhulka waa 20×30 taranta bar finti waxa uu  leeyahay dukumiinti sax ...
30/05/2019

Waa guri beec ah 2 biyaano kunayaal hiliwaa cabirka dhulka waa 20×30 taranta bar finti waxa uu leeyahay dukumiinti sax ah waxa waaye 2 jidle qiimaha guriga waa 65000 wixii faafaahin ah nagala so xariir 0619003399

Kuso dhawaada dhul banan kaso ka kooban 15 boos cabirku waa 15×20  shan iyo toban bar labata waxa uu wataa dukumiinti sa...
30/05/2019

Kuso dhawaada dhul banan kaso ka kooban 15 boos cabirku waa 15×20 shan iyo toban bar labata waxa uu wataa dukumiinti sax ah qiimaha booskii waa 2500 israac ah waxa uu ku yaal dagmada yaaqshiid agagaarka jaamacada muqdishu wixii faafaahin ah nagala soo xariir tel:0619003399

Asc asxabta sharafta leh ku soo dhawada dhul banaan kaaso ku yaalo dagmada hiliwaa  agagaarka maslax waa 8 boos  baanan ...
16/04/2019

Asc asxabta sharafta leh ku soo dhawada dhul banaan kaaso ku yaalo dagmada hiliwaa agagaarka maslax waa 8 boos baanan cabirku waa 15x20 calaa boos qiimihiisuna waa 2500 is raac ah sharcigiisuna waa rasiid iyo sabarloog nadiif ah dowladii maxamed siyaad bare nagala soo xariir tel: 0619003399

12/04/2019

Asc dhammaan umada soomaaliyeed waxaan ogeysiineynaa in shabakada Dal Bile ay idin hayso adeeg hufan oo aad ka bogandoontaan adeegyadaa oo kala ah;

1. Dhulka iibka ah sida
a) Guryaha
b) Beeraha
c) dhul banaan (goof iyo boos)
d) Xarun ganacsi (Suuq)
Wixii faahfaahin dheeraad ah Fadlan nagala soon xiriir teleefoon nambarada hoose;
+252619003399
+252615003399
+252615573835

Mahadsanidiin.

Address

Yaaqshiid-Suuq Bacaad
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal Bile Property Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category