Horseed Properties Ltd

Horseed Properties Ltd Horseed Properties Ltd is a professional property management company, Mogadishu, Somalia

๐Ÿก ๐Ÿ’ ๐๐Ž๐Ž๐’ ๐Ž๐Ž ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡!๐Ÿ“ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€๐Ÿ›ฃ๏ธ Boos kasta Jid ayaa hor mara.๐Ÿ’ฐ Waana qiimo jaban oo fursa...
15/09/2026

๐Ÿก ๐Ÿ’ ๐๐Ž๐Ž๐’ ๐Ž๐Ž ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡!
๐Ÿ“ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€

๐Ÿ›ฃ๏ธ Boos kasta Jid ayaa hor mara.
๐Ÿ’ฐ Waana qiimo jaban oo fursad gaar ah leh.

Haddii aad raadineyso dhul aad guri ama mashruuc ganacsi ka dhisato, fursaddan ha dhaafin!
๐Ÿ“žNagala soo xiriir hadda: https://wa.me/252611107020

Horseed ugu imow guryo cusub oo si casri ah loo dhisay, kuna habboon baahidaada.๐Ÿ”‘ Kiro โ€ข Iib โ€ข Guryo goglan iyo kuwa aan...
13/09/2026

Horseed ugu imow guryo cusub oo si casri ah loo dhisay, kuna habboon baahidaada.

๐Ÿ”‘ Kiro โ€ข Iib โ€ข Guryo goglan iyo kuwa aan goglaneyn

Nagala soo xiriir hadda: https://wa.me/252611107020

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.
11/09/2026

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

10/09/2026

Lansan App wuxuu kuu fududeynayaa inaad si sahlan u hesho, una kireysato guriga kugu habboonโ€”ha ahaado mid goglan ama deegaan ah.

Hal gujis ku hel guriga aad raadineysid๐Ÿ“ฑโœจ

๐Ÿก ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› โ€“ ๐‡๐ข๐ฆ๐š ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐ž!๐‡๐ข๐ฆ๐š ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐ž ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ ๐๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š!Fursad cusub oo aad ku heli karto dhul ku yaalla x...
07/09/2026

๐Ÿก ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› โ€“ ๐‡๐ข๐ฆ๐š ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐ž!

๐‡๐ข๐ฆ๐š ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐ž ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ ๐๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š!
Fursad cusub oo aad ku heli karto dhul ku yaalla xaafad si qorshaysan u kobcaysa, kuna dhow magaalada Muqdisho, una jirta ๐Ÿ”-๐Š๐Œ ๐จ๐จ ๐ค๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐š. waa xaafad leh;
โšก Koronto
๐Ÿ’ง Biyo
๐Ÿ›ฃ๏ธ iyo Waddooyin jay ah.
๐—›๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ.

Hima Village โ€” Meesha gurigaaga iyo mustaqbalkaaga ka bilaaban karaan.
Nagala soo xiriir hadda: https://wa.me/252611107020

05/09/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐’๐ข๐๐š๐š๐ง ๐€๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐ƒ๐จ๐จ๐ง๐š๐š ๐Ÿข

๐Ÿ  Fursad Gaar ah: Iibso Apartment Casri ah
๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Taleex, Muqdisho
๐Ÿ’ฐ ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ 30% ๐‘ฏ๐’๐’“๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’” ๐’‚๐’‰

Ma rabtaa inaad maanta bilowdo maalgelin kuu horseedi karta guri casri ah oo mustaqbalka kuu diyaar ah?
๐Ÿ‘‰ Kaliya 30% hormari, inta kalena qorshe fudud ku bixi.

๐Ÿ“ž ๐‘พ๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’ ๐’…๐’‰๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’‚๐’… ๐’‚๐’‰, ๐’๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚ ๐’”๐’๐’ ๐’™๐’Š๐’“๐’Š๐’Š๐’“: https://wa.me/252611107020

๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ ๐“๐จ๐ฐ๐ž๐ซ ๐“๐ฐ๐จ โ€” Hoy Kulansaday, Degaan iyo Naqshad Casri ahHargal Tower waa dhisme casri ah oo ka kooban G+8, lagana ...
02/09/2026

๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ ๐“๐จ๐ฐ๐ž๐ซ ๐“๐ฐ๐จ โ€” Hoy Kulansaday, Degaan iyo Naqshad Casri ah

Hargal Tower waa dhisme casri ah oo ka kooban G+8, lagana hirgelinayo Xaafadda Taleex ee Degmada Hodan. Dhismuhu wuxuu ku fadhiyaa dhul cabbirkiisu yahay 15ร—20 mitir, waxaana dabaq kasta ku yaalla saddex nooc oo apartment ah: 3+1, 3+1 kale iyo 1+1.

๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐€ โ€” ๐Ÿ‘+๐Ÿ
Nooca koowaad waa 3+1, oo ka kooban: 3 qol jiif ah, Fadhi, 2 musqulood, 2 balakoon, Cabirka dhexda guriga: 109 sqm, Qiimaha: $๐Ÿ—๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ
Waa apartment ku habboon qoysaska doonaya meel ballaaran, raaxo leh, isla markaana leh laba balakoon oo siinaya guriga hawo iyo iftiin wanaagsan.

๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐ โ€” ๐Ÿ‘+๐Ÿ
Nooca labaad isna waa 3+1, waxaana uu ka kooban yahay: 3 qol jiif, Fadhi, 2 musqulood, 1 balakoon, Cabirka dhexda guriga 102 sqm, Qiime: $๐Ÿ–๐Ÿ“,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ.
Waa doorasho ku habboon qoysaska doonaya apartment casri ah oo leh meel ku filan nolol maalmeedka, iyadoo qiimihiisu yahay mid ka hooseeya Type A.

๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐‚ โ€” ๐Ÿ+๐Ÿ
Nooca saddexaad waa 1+1, oo ka kooban: 1 qol jiif ah, Fadhi iyo 1 musqul.
Noocan wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay qoysaska cusub, lammaanaha ama qofka doonaya guri casri ah oo si fudud loo maareyn karo.

๐†๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ๐š๐š?
Hargal Tower waxaa la qorsheeyay in lagu dhameystiro muddo 20 bilood ah, iyadoo dhismuhu haatan marayo heerka koowaad ee dhismaha.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก

Hargal Tower waxaa loogu talagalay inuu noqdo guri โ€œ๐€๐ฅ๐ฅ-๐ข๐ง-๐Ž๐ง๐žโ€ah, oo isku daraya raaxo, amni iyo adeegyo casri ah.
Wuxuu leeyahay
โ€ข Wiish (Elevator) โ€” fududeynaya gaarista dabaqyada sare.
โ€ข Qaboojiye/AC โ€” waxaa lagu diyaarinayaa qaboojiyeyaal ama air conditions.
โ€ข Nidaamka badbaadada dabka โ€” loogu talagalay kordhinta badbaadada dadka iyo dhismaha.
โ€ข Intercom โ€” fududeynaya isgaarsiinta gudaha iyo hubinta booqdayaasha.
โ€ข CCTV Cameras โ€” kor u qaadaya amniga iyo la socodka dhismaha.
โ€ข Naqshad casri ah โ€” oo leh muuqaal qurux badan, balakoono, muraayado iyo albaabbo si heer sare ah loo naqshadeeyay.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ ๐“๐จ๐ฐ๐ž๐ซ ๐Ÿ?

Hargal Tower two ma aha oo keliya meel la d**o; waa guri casri ah oo isku daraya deggenaan, adeegyo muhiim ah, amni iyo naqshad qurux badan.
Sidoo kale, haddii cilad farsamo ay soo baxdo muddo cayiman gudaheed, shirkaddu waxay macaamiisha ka caawinaysaa hagaajinta ciladahaas, iyadoo la raacayo shuruudaha iyo nidaamka adeegga.

๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š!

Ha sugin inta dhammaan units-ka la iibsanayo. Isdiiwaangeli hadda oo la xiriir Horseed Properties si aad uga mid noqoto macaamiisha mustaqbalka degi doona Hargal Tower Two.

๐๐ ๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐œ๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐๐ž ๐›๐š๐ฅ๐š๐ค๐จ๐จ๐ง๐š๐๐š

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir: https://wa.me/252611107020

๐Ÿก ๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—”๐—Ÿ ๐—ง๐—ช๐—ข - ๐—”๐—ฃ๐—”๐—ฅ๐—ง๐— ๐—˜๐—ก๐—ง ๐—œ๐—œ๐—• ๐—”๐—›โœจ Fursad gaar ah oo aad ku heli karto Apartment casri ah, oo laga hirgelinayo xaafada Tal...
31/08/2026

๐Ÿก ๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—”๐—Ÿ ๐—ง๐—ช๐—ข - ๐—”๐—ฃ๐—”๐—ฅ๐—ง๐— ๐—˜๐—ก๐—ง ๐—œ๐—œ๐—• ๐—”๐—›

โœจ Fursad gaar ah oo aad ku heli karto Apartment casri ah, oo laga hirgelinayo xaafada Taleex ee Muqdisho.

๐Ÿ  Noocyada Apartment-ka iibka ah:
๐Ÿ”น ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐—” โ€” ๐Ÿ›๏ธ 3 Qol + ๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi | ๐Ÿ“ ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿต ๐—ฆ๐—ค๐— 
๐Ÿ”น ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐—• โ€” ๐Ÿ›๏ธ 3 Qol + ๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi | ๐Ÿ“ ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฎ ๐—ฆ๐—ค๐— 
๐Ÿ”น ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐—– โ€” ๐Ÿ›๏ธ 1 Qol + ๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi | ๐Ÿ“ ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐—ฆ๐—ค๐— 

๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ:Taleex, Muqdisho
๐ŸŒŸ Guri Casri ah โ€ข Goob Istiraatiiji ah โ€ข Maalgashi Mustaqbal leh
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Ku habboon qoysaska doonaya guri raaxo leh iyo nolol casri ah.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah iyo qiimaha, nagala soo xiriir: https://wa.me/252611107020

๐๐Ž๐Ž๐’๐€๐’ ๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡๐Ÿ“ ๐‘ต๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’™๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ต๐’†๐’˜ ๐‘ด๐’–๐’’๐’…๐’Š๐’”๐’‰๐’๐ŸŒŠ ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ 6 ๐‘ฒ๐‘ด ๐’– ๐’‹๐’Š๐’“๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’…๐’˜๐’†๐’š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ฏ๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’š๐’‚Maanta maalgasho si aad beri u faa...
30/08/2026

๐๐Ž๐Ž๐’๐€๐’ ๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡

๐Ÿ“ ๐‘ต๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’™๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ต๐’†๐’˜ ๐‘ด๐’–๐’’๐’…๐’Š๐’”๐’‰๐’
๐ŸŒŠ ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ 6 ๐‘ฒ๐‘ด ๐’– ๐’‹๐’Š๐’“๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’…๐’˜๐’†๐’š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ฏ๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’š๐’‚
Maanta maalgasho si aad beri u faaโ€™iido

Waa dhul ku yaalla goob istaraatiiji ah oo leh fursad koboc iyo maalgashi mustaqbal leh.
๐‘พ๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’ ๐’…๐’‰๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’‚๐’… ๐’‚๐’‰, ๐’๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚ ๐’”๐’๐’ ๐’™๐’Š๐’“๐’Š๐’Š๐’“: https://wa.me/252611107020

Farxad geli qoyskaaga oo u iibi ๐š๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ku yaalo faras magaalaha ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, adiga oo hadba inta aa awooddo iska yaryare...
29/08/2026

Farxad geli qoyskaaga oo u iibi ๐š๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ku yaalo faras magaalaha ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, adiga oo hadba inta aa awooddo iska yaryareynayo.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir: https://wa.me/252611107020
See less

Address

Adani Tower, Makkah Almukaramah Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Properties Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share