Jimcaale Deals

Jimcaale Deals Number #1 Somali Real-estate dealer. Get in Touch:
Email: [email protected]
WhatsApp: +252 614 279 518
Youtube: Jimcaale Deals

30/04/2026

Ma qiyaasi kartaa cabirka gurigaan laga dhisay adiga oo aan muuqaalka dhameysan?


26/04/2026

Gurigaan qeybo kamid ah waa dhamaadeen.

Sahmiye Real Estate

19/04/2026

Cabir ka kooban (10x20) maxaa ka dhismi kara?

NB: Muuqaalka oo dhameystiran dhawaan ayaan soo galinaynaa Youtube.

09/04/2026

Sidee loo xalin karaa arintaan?

29/03/2026

3 Arimood oo aan ku fashilanay,

26/03/2026

Afar guri oo lagu dhisay $120K || Suuqa Xoolaha.

SECO Contractors

Waxaan qaadanaynaa qof noqon kara; Cameraman iyo Editor. Astaamaha iyo  mas'uuliyadaha: • Duubis iyo tafatir muuqaal You...
24/03/2026

Waxaan qaadanaynaa qof noqon kara; Cameraman iyo Editor.

Astaamaha iyo mas'uuliyadaha:
• Duubis iyo tafatir muuqaal Youtube iyo Tiktok
• Faham wanaagsan oo la xariirta camera basics iyo cinematic shooting
• Khibrad u leh action camera (DJI Osmo Pocket 3) iyo drone
• Leh aqoon editing: CapCut & Adobe Premiere Pro
• Hal-abuur leh oo soo jeedin kara fikrado iyo barnaamijyo cusub
• Mas’uuliyad, waqtiga ilaalin, iyo wada shaqeyn wanaagsan

Haddii aad xiisaynayso fadlan soo buuxi Link-ga hoose ilaa 31 March 202.

Link: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScoLoYJnmdwCKf5SVZ1sVuVoZuZ9UrUHy_Y1lVQo0TrG69_rQ/viewform?usp=header

Address

/Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimcaale Deals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jimcaale Deals:

Share