06/08/2026
Jimcaha waa maalinta ugu kheyrka badan usbuuca. Ku bixi waqtigaaga salaadda, ducada, akhriska Qur’aanka, iyo xuska Alle. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga maalintan barakaysan.
Jumco Wanaagsan.