Shumac

Call Directions Contact the business

Shumac Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shumac, Real Estate Company, Mogadishu, Muqdishow.

📌Follow nasoo dheh, Shumac Construction Waa shirkad fulisa dhismoyinka casriga soomaaliya ee hoostagta daladda Shumac LLC.

📍Naga soo wac +252 617492349
📌Mog-Somalia
✳️ https://wa.me/252617492349

🆔️P No:109🔘Jimco wanaagsan! Alle ha inaga aqbalo camalkeenna, hana inoo fududeeyo nolosha, hana inagu gallado Jimco bara...
09/10/2026

🆔️P No:109

🔘Jimco wanaagsan! Alle ha inaga aqbalo camalkeenna, hana inoo fududeeyo nolosha, hana inagu gallado Jimco barako iyo naxariis leh.

🟢SHUMAC - Waa shirkad aad ka heli karto fulinta dhismooyinka, naqshadaha iyo iibka qalabka dhismaha ee soomaaliya iyo bariga africa.

Hadii aad u baahantahay dhismooyin kiro bilic qurxoon:-
Fadlan nagala soo xiriir:
📞Tell: 0617492349
🌍Whatsapp: +252 617492349
📍Email: [email protected]

📢 WE ARE HIRING – 2 SITE ENGINEERSShumac Construction & General Service Company is looking for two qualified and motivat...
20/09/2026

📢 WE ARE HIRING – 2 SITE ENGINEERS

Shumac Construction & General Service Company is looking for two qualified and motivated Site Engineers to join our growing team.

🏗️ Position: Site Engineer

Number of Positions: 2

Key Qualifications:

✔️ Bachelor’s Degree in Civil Engineering or a related field
✔️ 2–5 years of relevant construction experience
✔️ Strong technical, organizational, and communication skills
✔️ Knowledge of construction standards, safety regulations, and site supervision
✔️ Ability to work under pressure and meet deadlines
✔️ Strong teamwork and leadership skills

🌟 What We Offer:

🔹 Competitive Salary
🔹 Career Growth Opportunities
🔹 Safe & Professional Work Environment
🔹 Supportive Team
🔹 Challenging Construction Projects

📩 How to Apply

Interested candidates should send their CV, Cover Letter, and relevant documents to:

📧 [email protected]

🗓️ Application Deadline: 10 October 2026

Be Part of Our Success. Together, We Build Stronger Communities.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiintaba ugu hambalyeyneynaa Ciidda Carafo. Alle ha naga aqbalo acmaasha w...
26/05/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiintaba ugu hambalyeyneynaa Ciidda Carafo. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha ina siiyo farxad, nabad, iyo barako, sanadkan sanadkiisana ha nagu gaarsiiyo kheyr iyo nabad.

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan guusha taariikhiga ah ee uu usoo hoyay dalkeena, k...
11/04/2026

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan guusha taariikhiga ah ee uu usoo hoyay dalkeena, kaddib markii uu noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee ka qayb gala tartanka caalamiga ah ee FIFA World Cup.

Guushan qiimaha leh waxay Soomaaliya u tahay sharaf iyo astaan cusub oo muujinaysa kartida, hufnaanta, iyo himilada dhalinyarada Soomaaliyeed ee gaari kara heerarka ugu sarreeya marka ay dadaalkooda mideeyaan.

Shirkadda 𝐒𝐡𝐮𝐦𝐚𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 & 𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐚𝐥 𝐒𝐞𝐫𝐯𝐢𝐜𝐞𝐬 waxay had iyo jeer garab taagan tahay horumarka dalka, kobcinta sumcadda bulshada Soomaaliyeed, iyo taageeridda dadaallada horseedaya maalgashi, kobac waara, iyo horumar laga gaaro dhinac kastaba.

Hambalyo Cumar Cabdulqaadir Cartan, guulo sharaf leh oo kalena waan kuu rajeyneynaa.

Ciid Wanaagsan Umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta meel walba oo aad joogtaan. Farxad iyo nabad ku ciida, Alle ...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan Umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta meel walba oo aad joogtaan. Farxad iyo nabad ku ciida, Alle ha naga aqbalo Soonkii, Cibaadadii, iyo Ducadii. Sanadkan sanadkiisa Alle ha inooga dhigo sanad kheyr, Caafimaad, Barwaaqo, Isku Duubni, iyo Horumar. Ciid Mubaarak!

05/03/2026
05/03/2026

Part 106

Mashruuca Guri Sahal waa mashruuc casri ah oo ay hirgelisay shirkada Shumac.

Mashruucan wuxuu kuu fududeynayaa inaad hesho guriga riyadaada, adigoo:

✔️ Bixinaya 50% hormaris ah, iyo
✔️ 50% kalena si tartiib tartiib ah u bixinaya,
✔️ Iyadoo aan wax dulsaar ah jirin.

Guri Sahal waa fursad kuu ogolaanaysa inaad si sahlan ku yeelato guri qurux badan oo tayo leh.

Mogadishu: 0617492349
📲 WhatsApp: +252 617492349
🔗 https://wa.me/252617492349
📧 [email protected]

Ramadaan Mubaarak umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta. Bisha barakeysan ha noqoto waqti aan ku xoojinno xiriirka...
18/02/2026

Ramadaan Mubaarak umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta. Bisha barakeysan ha noqoto waqti aan ku xoojinno xiriirka Eebbe, ku dadaalno samir iyo cibaado joogto ah, isla markaana aan is-caawinno. Ilaahay ha aqbalo soonkeenna iyo ducadeenna - ha inoo barakeeyo adduun iyo aakhiro. Aamiin.

15/02/2026

Part :105
Ma rabtaa guri qurux badan oo si xirfad leh loo dhisay?
Mashruuca Guri Sahal ka mid noqo.

SHUMAC CONSTRUCTION & GENERAL SERVICE CO
waxay kuu balanqaadaysaa:

✔️ Dhismo tayo sare leh
✔️ Qorshe casri ah (modern design)
✔️ Shaqo waqtigeeda ku dhammaata
✔️ Qiimo macquul ah

Design kasta oo aad doorato — annaga ayaa xaqiiq ka dhigeyna.

📍 Mogadishu: 0617492349
📲 WhatsApp: +252 617492349
🔗 https://wa.me/252617492349
📧 [email protected]

26/01/2026

Part 104: Shub Salooto

Mashruuca Guri Sahal qeyb ka noqo.

Design kasta aad doorataba SHUMAC waxay kula diyaar tahay in ay kuu dhisto.

Hadii aad u baahantahay dhismooyin bilic qurxoon fadlan inagala soo xiriir:

Mogadishu: 0617492349
Whatsapp: +252 617492349

Whatsapp link: https://wa.me/252617492349
Email: [email protected]

SHUMAC CONSTRUCTION & GENERAL SERVICE CO

Address

Mogadishu
Muqdishow

Telephone

+252617492349

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shumac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shumac:

Shortcuts

Share