Masjidka cilmi ee qardho

Masjidka cilmi ee qardho Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masjidka cilmi ee qardho, Real Estate, Qardho.

07/08/2026

Darsigii 42 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

31/07/2026

Darsigii 41 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

30/07/2026

Darsigii 40 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

24/07/2026

Darsigii 39 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

23/07/2026

Darsigii 38 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

18/07/2026

Darsigii 37 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

Waxa khudbada jimcaha Masjidka cilmi ee qardho  ku qoran biri jimcaha oo taariikhdu tahy 17/7/2026 ee ku beegan 3/2/1448...
16/07/2026

Waxa khudbada jimcaha Masjidka cilmi ee qardho ku qoran biri jimcaha oo taariikhdu tahy 17/7/2026 ee ku beegan 3/2/1448
Ustaad: OMAR ABDI ELMI

26/06/2026

Darsigii 36 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

📢 Ogeysiis Muhiim ahWaxaa dhammaan jamaacada lagu wargelinayaa in khudbadda Jimcaha ee Masjidka Cilmi berri uu jeedin do...
25/06/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah

Waxaa dhammaan jamaacada lagu wargelinayaa in khudbadda Jimcaha ee Masjidka Cilmi berri uu jeedin doono:
🎙️ Ustaad Cabdullaahi Azhari

Waxaan walaalaha muslimiinta ah ku boorrinaynaa inay waqti h**e yimaadaan masjidka si ay uga faa’iidaystaan khudbadda iyo wacdiga qiimaha leh.

📍 Goobta: Masjidka Cilmi

Alle ha inaga dhigo kuwa dhageysta hadalka wanaagsan oo raaca kan ugu fiican. Aamiin.

12/06/2026

Darsigii 35 aad
Ee Kitaabkii ( عمدة الأحكام )
Waa soo jeedinaya
SH: Mohamed Abdullahi { Casaqalaani }

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka cilmi ee qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category