Qardho Real Estate

  • Home
  • Qardho Real Estate

Qardho Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qardho Real Estate, Estate agent, .

🏡 BOGCAD IIB AH – MAGAALADA QARDHO 🏡📍 Goobta: Xaafadda Calanlay, dhabarka dambe ee Faarax Biyoole📐 Cabbirka: 20×22💰 Qiim...
01/09/2026

🏡 BOGCAD IIB AH – MAGAALADA QARDHO 🏡

📍 Goobta: Xaafadda Calanlay, dhabarka dambe ee Faarax Biyoole
📐 Cabbirka: 20×22
💰 Qiimaha: $7,000

Waa fursad wanaagsan oo aad ku heli karto bogcad ku taalla meel wanaagsan oo magaalada Qardho ah.

📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir:
907 614 420
0907737448

QARDHO REAL ESTATE 🏠
Hantidaada waxaan kuu helaynaa qofkii ku habboonaa!

GAADHI IIB AH| QARDHO Macmiil waxaan idiin haynaa  gaari jeesarad  ah waa gaari dhaqalaysan   macamiil ka faiidayso maha...
01/09/2026

GAADHI IIB AH| QARDHO
Macmiil waxaan idiin haynaa gaari jeesarad ah waa gaari dhaqalaysan macamiil ka faiidayso mahadsanid.
NOOCA: jeesarad
MOTOR : lg
QIIMAHA: 800
Fuel. Petrol
GOOBTA: MAGAALADA QARDHO
📞0907614420
📞0907737448

🏡🚗 MA HAYSAA BOGCAD, GURI AMA BAABUUR AAD RABTO INAAD ISKA IIBISO?Haddii aad rabto inaad iibiso bogcad dhul ah, guri, ba...
31/08/2026

🏡🚗 MA HAYSAA BOGCAD, GURI AMA BAABUUR AAD RABTO INAAD ISKA IIBISO?

Haddii aad rabto inaad iibiso bogcad dhul ah, guri, baabuur ama hanti kale, nala soo xiriir.

Waxaan kaa caawinaynaa helidda iibsade ku habboon iyo suuq-geynta hantidaada, si aad si fudud ugu iibiso.

Nala soo xiriir maanta!
📞+252907614420
📞+252907737448
QARDHO REAL ESTATE 🏠
Hantidaada waxaan u raadineynaa iibsade.

GAADHI IIB AH| QARDHO Macmiil waxaan idiin haynaa  gaari XAABSADE ah waa gaari dhaqalaysan  kaliya yaalay muddo kooban  ...
31/08/2026

GAADHI IIB AH| QARDHO
Macmiil waxaan idiin haynaa gaari XAABSADE ah waa gaari dhaqalaysan kaliya yaalay muddo kooban macamiil ka faiidayso mahadsanid.
NOOCA: XAABSADE
MOTOR : 2ypetrol
QIIMAHA: $2800
GOOBTA: MAGAALADA QARDHO
📞0907737448
📞0907614420

GAADHI IIB AH| QARDHO Macmiil waxaan idiin haynaa  gaari bas  toyota lite ace ah waa gaari dhaqalaysan  kaliya yaalay mu...
31/08/2026

GAADHI IIB AH| QARDHO
Macmiil waxaan idiin haynaa gaari bas toyota lite ace ah waa gaari dhaqalaysan kaliya yaalay muddo kooban macamiil ka faiidayso mahadsanid.
NOOCA: toyota lite ace
MOTOR : 2ypetrol
QIIMAHA: 1500
GOOBTA: MAGAALADA QARDHO
📞0907737448
📞0907614420

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qardho Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service?

Share