27/07/2018
Dhamaan umada soomaaliyeed waxan ugu bushaaraynayna in cidii u baahan in laga caawiyo guryaha kiraynta , samaynta ciqaamada ( visa ha dal ku jooga turkey ga) iyo wax kasta oo ay uga baahan yihiin magalada Ankara ee wadanka Turkey ga sida waxbarashada, dhakhtarka iwm aanu diyaar ugu nahay kana caawino hawl kasta si hagar la'aan ah . Marka waxan idinku so dawenayna gacmo furan..