City Properties

City Properties City Properties resmi facebook sayfasıdır.

Guri cusub iib ah oo ku yaal Istanbul turkey. Waxaa loo isticmaali karaa helitaanka dhalashada Turkiga adiga iyo qoyskaa...
10/01/2020

Guri cusub iib ah oo ku yaal Istanbul turkey.

Waxaa loo isticmaali karaa helitaanka dhalashada Turkiga adiga iyo qoyskaaga oo dhan.

Guriga wuxuu ka kooban yahay 3 qol jiif iyo 2 musqulood.

Cabirka guriga waa 145 meter.

Qiimaha gurigan waa 65 kun oo doolar.

Our new project is on sale with great offers now !1+1 40.000$2+1 62.000$3+1 100.000$%40 Down payment with 60 months inst...
18/12/2019

Our new project is on sale with great offers now !
1+1 40.000$
2+1 62.000$
3+1 100.000$

%40 Down payment with 60 months installment !
From City Properties.

Our New Luxurios Flats are on sale now !if you want to live both quiet place and City center this place is best option f...
09/12/2019

Our New Luxurios Flats are on sale now !
if you want to live both quiet place and City center this place is best option for you, with many shopping malls and business centers you can live calm and business life at the same time.

Starting Price:
1+0: 50.000 $
1+1: 65.000 $

For more information please call us.

Guri 4 qol iyo 1 qol fadhi oo ku yaal xaafada ugu wanagasan isla markaana deegaanka soomaalida ugu badan ee istanbul aya...
08/12/2019

Guri 4 qol iyo 1 qol fadhi oo ku yaal xaafada ugu wanagasan isla markaana deegaanka soomaalida ugu badan ee istanbul ayaa hada kiro ah qiimahooduna waa 4500 oo lacagta Turkish lira ah. Kala xiriir shirkadda CITY PROPERTIES goobta fariinta wixii macluumaad dheeri ah.

www.cityproperties.com.tr

Shirkadda City Properties Waxa uu ogeysiinaysa bulshada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan bulshada ku nool Mogadishu in...
07/12/2019

Shirkadda City Properties Waxa uu ogeysiinaysa bulshada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan bulshada ku nool Mogadishu inta ka faa’iideysan karto fursadan shaqo in ay soo codsan karaan, waxaa banaan boos ama position shaqo ah: Sales Specialist.

Sales specialist Ay Hawshiisa tahay in uu Waraysi la yeelo macaamiisha si ay u go'aamiyaan nooca guryaha ay raadinayaan. Soo ururi macmiilka ama macluumaadka sheyga si loo ogaado baahida macaamiisha. Kula tali macaamiisha xaalada suuqa, sicirka, amaahda guryaha, shuruudaha sharciga ah iyo arrimaha la xiriira.

Shuruudaha laga rabo qofka shaqadani soo codsanaayo waxaa ka mid ah:

1. In uu leeyahay Qibrad shaqo oo ugu yaraan 2 sano ah.

2. In uu qori karo, fahmi karo, akhrin karo luuqada English ka ah si xirfad ku dhisan.

3. In uu heysto Shahaadada koobaad ee jaamacada ama Bachelor degree iyo in ay Reference leedahay.

4. Waa in uu aqoon duruqsan uu u leeyahay sales and marketing.

F.G. Waxaa tixgeli gaar ah la siin doonaa codsiga Gabdhaha.

Haddii aad buuxin karto shuruudahan fadlan soo dir CV-gaaga kuna soo dir:

[email protected]

Arji qabashada waxa ay ku eg tahay. 23 December, 2019.

Nasiib Wacan.

07/12/2019

Do you know the power of the Turkish passport?

By 2019, the Turkish passport is ranked 39th in the world, allowing the holder to enter more than 72 countries without a visa, and Turkish citizens can also enter more than 42 countries with a visa. they are issued immediately upon arrival, and in more than 7 countries they provide a passport to an online Turkish passport holder.

Contact us to help you on your way to becoming a Turkish citizen 90 days or less.

www.cityproperties.com.tr

07/12/2019

Ma taqaanaa awoodda baasaboorka Turkiga?

Sannadka 2019, Baasaboorka Turkiga wuxuu ku jiraa kaalinta 39aad adduunka, taasoo u oggolaanaysa qofka heysta inuu galo wax ka badan 72 dal isaga oo aan horay u helin fiiso, muwaaddiniinta Turkiga ayaa sidoo kale geli kara in ka badan 42 dal oo leh fiiso galitaan. ayaa isla markiiba la soo saara markay yimaadeen, in kabadan 7 dalna waxay siinayaan qofka haysta Baasaboorka Turkiga fiiso internetka ah.

Nala soo xiriir si aan kaaga caawino dariiqaaga aad ku heleyso jinsiyadda Turkiga 90 maalmood ama wax ka yar.

www.cityproperties.com.tr

Our Luxurious Flats are on sale now!For more information contact with us.Detaylı bilgi için bizimle iletişime geçiniz.
05/12/2019

Our Luxurious Flats are on sale now!

For more information contact with us.
Detaylı bilgi için bizimle iletişime geçiniz.

Our sales has begun!For more information contact with us.Detaylı bilgi için bizimle iletişime geçiniz.
05/12/2019

Our sales has begun!

For more information contact with us.
Detaylı bilgi için bizimle iletişime geçiniz.

Address

Kayabaşı Mahallesi
Istanbul
34494

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City Properties posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share