21/09/2021
YAAN DHEX LAGUU GALIN ADIGOO GULED ARKAAYA EE HOREY U GAAR.
Shirkadda Guled Real Estate oo guri ay leedahay iyo xafiiskeeda cusub u guurtay.
Shirkadda Guled oo ah shirkadda kaliya ee mar walba u taagan u adeegidda shacabkeeda iyo soo dhaweynta masuul kasta ee soomaaliyeed, islamarkaana sabab u aheyd dib u dajinta soomaali badan ee dalka Turkey-ga ayaa sii laba-jibaartay howlaheedii shaqo ee ay u heysay shacabka soomaaliyeed ee horey u gaar oo yaan dhex laguu galin adigoo Guled arkaaya.
Gacan aamin ah iyo gacaltooyo soomaalinimo guriga aad ka heleyso waa Hoyga Caawinta ee Guled Real Estate.
Baahidaada u sheego hakaa bogsiiso e.