Guri Online

Guri Online Guri Online Waa Hoyga Guryaha iyo Boosaska. Guri Online Waa shirkad ka shaqeysa iibinta iyo kireynta hantida ma guurtada ah sida guryaha, iyo dhulka bannaan.

12/26/2021
Waa idinka raali raali galinaya asxbta ku xiran page ka. Qof aan shuruudaha buuxin ayan guuleysate u magacabay. Dib ayan...
11/08/2021

Waa idinka raali raali galinaya asxbta ku xiran page ka. Qof aan shuruudaha buuxin ayan guuleysate u magacabay. Dib ayan ugu laabtay.
Hada labada guuleystayaasha waa

1: jaamac dalmar
2: Mowlid yare

Labada guuleyste message isoo qora.

Asxbta waxan isticmalaay website ka loo yaqaano commmentpicker.com si nasiib ah ayan kusoo doortay guuleystayasha. Marka waxan rajeynaya inad ku qanacdaan.

Asalamu Aleikum. Waa xiligi aan soo bandhigi lahaa guuleystayaaasha. 1: Jaamac Dalmar 2: Mohamed Abdi Dalmar Hambalyo ay...
11/08/2021

Asalamu Aleikum. Waa xiligi aan soo bandhigi lahaa guuleystayaaasha.
1: Jaamac Dalmar
2: Mohamed Abdi Dalmar

Hambalyo ayaan idin leeyahay.
Inta eey nasibkooda noqon waxan leeyahay next ayee nasiib kiina noqon doonta

Sawirada hoose ka fiiriya guuleystayaasha.
Wasalamu Aleikum.

11/05/2021

Abaal Marin $25 ku guuleyso.
shuruudaha Abaalmarinta:
1: like saar page-ka
2: share dheh postigan
3: 3 qof ku mention gareey commentiga
2 qof ayaa ku guuleysanaya, waxaan la shaacinaya 2 qof ee ku guuleysatay 8da bishan saacada markey tahay 9pm xiliga somalia.
F.G: Abaal marinta waxaa lagu bixinayaa si nasiib ah ama Random ah. qofki eey nasiibka saacido ayaa ku guuleysan doono. Abaal marintan bishi 2 jeer ayaan qaban doona hadii aad calfan weyso markan marka dambe ayaad calfan doonta Insha'Allah.

11/04/2021

Soo dhawaada Walaalaha cusub ee kusoo Biiray page keena Guri Online. Barnaamij yar oo is barasho ah ayan idin hayaa.
qof walbo oo arkaa postigan ha nala wadaago magaalada uu ku noolyahay.

Address

14870 Granada Avenue
Apple Valley, MN
55124

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guri Online:

Share

Category