Boqortooyo

Boqortooyo nolosha cusub weeye , farxad kunolaada

iPhone 6s 64 GB 15500 hurry up and buy at a low price we also do delivery services                Just call 0753315551 o...
05/30/2022

iPhone 6s 64 GB 15500 hurry up and buy at a low price we also do delivery services
Just call 0753315551 or Whatsapp + 254753315551.

Today  we celebrate Asli Hassan Abade from Somalia who was the First Female African pilot on 25 September 1979.Asli Hass...
09/27/2021

Today we celebrate Asli Hassan Abade from Somalia who was the First Female African pilot on 25 September 1979.

Asli Hassan Abade was the first African women Air Force pilot in whole of Africa. She is a Somali Air force pilot, military figure, and civil activist. She was the first and so far the only female pilot in the Somali Air Force (SAF).
asli was incredibly popular in somali air force, at a time she was F_16 fighter get pilot since september 1979 until the end of 1992.
Currently she lives in Texas USA and she is a Captain of A320 at American airline.
wrote by: Sharif Geyre
read more: https://geyre02.blogspot.com/2021/09/the-story-of-asli-hassan-abade-first.html

Maanta waxaan u dabbaaldegeynaa Asli Xasan Cabaade oo ka timid Soomaaliya oo ahayd duuliyihii ugu horreeyey ee Afrikaan ah 25kii Sebtembar 1979kii.

Asli Xasan Cabaade waxay ahayd haweenaydii ugu horraysay ee Afrikaan ah ee duulimaad ka noqota Ciidanka Cirka. Waa duuliye ka tirsan ciidanka Cirka Soomaaliya, qof milateri ah, iyo qof u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada. Waxay ahayd tii ugu horraysay oo ilaa iyo hadda ah haweeneyda duuliye ka ah Ciidanka Cirka Soomaaliya (SAF).
asli aad bay caan ugu ahayd ciidanka cirka ee Soomaaliya, waqti ay ahayd F_16 oo ah duuliye duulimaad tan iyo bishii Sebtember 1979 ilaa dhammaadkii 1992kii.
Hadda waxay ku nooshahay Texas USA waxayna kaptan u tahay A320 oo ka tirsan shirkadda diyaaradaha Mareykanka.
waxaa qoray: Shariif Geyre
sii akhriso: https://geyre02.blogspot.com/2021/09/the-story-of-asli-hassan-abade-first.html

Fadlan ilaaheey Dartiis ugu soo Duceey Shiikha walaal hadaad Diinta Alla jeceshahay .Kani waa Shiikh Maxamed Cabdi Umal,...
09/13/2021

Fadlan ilaaheey Dartiis ugu soo Duceey Shiikha walaal hadaad Diinta Alla jeceshahay .

Kani waa Shiikh Maxamed Cabdi Umal, oo Sabtidii qalliin ku galay dalka india magaalada New Delhi.

Sheekhu Cisbitaalka wuu kasoo baxay wuuna fiicanyahay Alxamdulilah, halloo duceeyo sheekha in Ilaahay caafiyo isaga iyo ehelkiisa, nabadna ku soo celiyo, nafaciisana ummadda u sii dheereeyo, aamiin.

Fadlan sii Gudbi Fariinta .

When I was 14 someone stole my girlfriend 😭😒
08/17/2021

When I was 14 someone stole my girlfriend 😭😒

Sidii ubax wada sitaacanAdaa qurux iyo sariig lehSidii qorax soo baxaysaAdaa sagaley ilwad lehHaben Wngsan Fanskeyga 🎺🎻🎷...
12/14/2020

Sidii ubax wada sitaacan
Adaa qurux iyo sariig leh
Sidii qorax soo baxaysa
Adaa sagaley ilwad leh
Haben Wngsan Fanskeyga 🎺🎻🎷🎸 β€β€πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

05/27/2020

Asc asxabta kusodowaada pagekan,
Wixii shidna awey

Address

Los Angeles, CA

Telephone

+254753315551

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqortooyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category