09/11/2026
🎓🌹Hambalyo Qalin-jabin Walaashayda Qaaliga ah! 🌹🎓
Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynayaa guushaada weyn ee aad ka gaartay waxbarashada jaamacadda heerka kowaad. Dadaalkaaga, dulqaadkaaga iyo adkaysigaaga maanta waxay noqdeen farxad iyo sharaf.
Hambalyo mar kale walaashay ❤️🎓
Ilaahay ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kuu furo albaabada guusha iyo mustaqbal wanaagsan. Waxaan kuu rajeynayaa guulo ka waaweyn tan maanta gaartay. 🌹
Family photo.....