Team Awooy lutey geedow

Call Directions Website Contact the business

Team Awooy lutey geedow madadaalo

10/17/2026

HAYEEYYYYYYYYYYYYYYYY🦁👀

10/17/2026

LEYSAAN JIROON HARIIN 4 REER BAY😂

10/16/2026

DIGNIIN MUHIIM AH👀: Saameynta El Niño Roobabka Culus iyo Khatarta Daadadka ee Dadka Deggan Goobaha Boholaha ah — Ka Digtoonow Naftaada iyo Qoyskaagaba Badbaadi🙏🫡

10/15/2026

BILAN LAUNDRY AND DRY CLEAN 🧽

10/14/2026

Guddoomiyaha Degmada Bardaale Ee Gobolka By oo Kormeer Amni ku Sameeyey Gudaha iyo Duleedka Degmada Bardale.

10/14/2026

Salaan diirran ayaan idiinka soo diraynaa Tuulada (Aw Aadiinle) Gobalka Bay Somalia🤝

10/14/2026

Walaliyaal waxaa dhiigsi deg deg ugubaahan bukaan nooca dhiiga waa 🅰️-
Isbitalka wayn ayuu jiifa
0618320836
Lambbarkaa
Wax la sadaqaysto dhiiga ayaa ugu wanagsan
Walal dhiigaaga ku waawi walalkaa
Ku badbaadi naftiisa
SHARE GAREYA🙏

10/13/2026

Maanta waxaan booqasho ugu tagnay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, mudane IBRAHIM MOHAMED NOR (KALAAY) waxaana si diirran noogu soo dhoweeyey isaga iyo maamulka degmada.

Waxaan mahadnaq iyo bogaadin u jeedinaynaa dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo soo dhoweyntooda wanaagsan iyo wada-shaqeynta qiimaha leh.

Mahadsanidiin dhammaantiin🙏

10/13/2026

DHAMEYSO😎

10/13/2026

Waziirka wasarada Racdada KGS waziir Ismail mayow Hassan🫡

Address

22108 98th Place S
Seattle, WA
98031

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team Awooy lutey geedow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Team Awooy lutey geedow:

Shortcuts

Sponsored

Share

Category