Kaabsan Real Estate

  • Home
  • Kaabsan Real Estate
Call Directions Website Contact the business

Kaabsan Real Estate Kaabsan Real Estate, a registered full service real estate agency in Somaliland.

29/10/2026

Maamulaha Iibka iyo Suuqgaynta Kaabsan Realestate Siciid Yuusuf Koosaar oo ka hadlay Furitaanka Barnaamijka Hargeisa Networking Nigth.

Kaabsan Group ahaan waxa noo sharaf ah in aanu ka qaybgalnay maanta furitaanka Hargeysa Networking Night.
29/10/2026

Kaabsan Group ahaan waxa noo sharaf ah in aanu ka qaybgalnay maanta furitaanka Hargeysa Networking Night.

28/10/2026

Kaabsan ahaan iyo Telesom Group ahaanba waa noo sharaf in aanu qayb ka nahay habeenka wayn ee Hargeisa Networking Night.

HOYGAAGA CUSUB. BILOWGAAGA CUSUB.Hoy aad adigu leedahay waa riyo mudan inaad qorshe u samayso. Waa halka aad qoyskaaga k...
26/10/2026

HOYGAAGA CUSUB. BILOWGAAGA CUSUB.

Hoy aad adigu leedahay waa riyo mudan inaad qorshe u samayso.
Waa halka aad qoyskaaga kula wadaagto nolol maalmeedka, kuna abuurtaan xusuuso idiin gaar ah.

Baro mashruuca Bilicsan ee Kaabsan Real Estate, oo tallaabadaada xigta ku bilow xog cad.
Faahfaahinta Bilicsan nagala soo xidhiidh WhatsApp:
+252 63 610 0090 - +25263610010
(https://wa.me/252636100090)

🌐 [www.kaabsanrealestate.com](https://www.kaabsanrealestate.com/)

𝗛𝗼𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗻𝗲𝗴𝗮𝗮𝗱𝗼. 🏡Guri raadintu waa bilowga qorshe nololeed. Waa inaad hesho meel aad ku nasato, qoyskaagana kula wad...
25/10/2026

𝗛𝗼𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗻𝗲𝗴𝗮𝗮𝗱𝗼. 🏡
Guri raadintu waa bilowga qorshe nololeed. Waa inaad hesho meel aad ku nasato, qoyskaagana kula wadaagto xusuus iyo waqti wanaagsan.
Baro mashruuca 𝗠𝗮𝘀𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗔𝗽𝗮𝗿𝘁𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀ee Kaabsan Real Estate.
Nala wadaag waxa aad hoygaaga ka filayso, kana hel kooxdayada faahfaahinta kaa caawinaysa doorashadaada.
Tallaabada koowaad qaad—WhatsApp nagala soo xidhiidh.

💬 **WhatsApp: +252 63 610 0090 - +252636100110
https://wa.me/252636100090
🌐 https://www.kaabsanrealestate.com/

*Sawirku wuxuu muujinayaa qorshaha mashruuca.*

𝗟𝗲𝘁’𝘀 𝗰𝗼𝗻𝗻𝗲𝗰𝘁 𝗮𝘁 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 𝗡𝗲𝘁𝘄𝗼𝗿𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗡𝗶𝗴𝗵𝘁! 🤝Kaabsan Real Estate is pleased to join a gathering of business leaders, ent...
24/10/2026

𝗟𝗲𝘁’𝘀 𝗰𝗼𝗻𝗻𝗲𝗰𝘁 𝗮𝘁 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 𝗡𝗲𝘁𝘄𝗼𝗿𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗡𝗶𝗴𝗵𝘁! 🤝
Kaabsan Real Estate is pleased to join a gathering of business leaders, entrepreneurs and investors to connect, exchange ideas and explore opportunities in Somaliland’s real estate sector.
𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗼𝘂𝗿 𝘁𝗲𝗮𝗺 𝗮𝗻𝗱 𝗱𝗶𝘀𝗰𝗼𝘃𝗲𝗿 𝗵𝗼𝘄 𝘄𝗲 𝗰𝗮𝗻 𝘄𝗼𝗿𝗸 𝘁𝗼𝗴𝗲𝘁𝗵𝗲𝗿.
📅 29–30 October 2026
📍 Serene Sarovar Premier, Hargeisa
📲 +252 63 610 0090
🌐 www.kaabsanrealestate.com

Somplastics Factory waan uga mahad celinaynaa adeegga wanaagsan ee ay u qabteen mashruuca xaafadda Bilicsan oo Kaabsan k...
20/10/2026

Somplastics Factory waan uga mahad celinaynaa adeegga wanaagsan ee ay u qabteen mashruuca xaafadda Bilicsan oo Kaabsan ka wado Masallaha.

𝐗𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐢𝐜𝐬𝐚𝐧 & 𝐒𝐨𝐦 𝐓𝐚𝐧𝐤

Mashruuca Xaafadda Bilicsan waxa lagu qalabeeyey taangiyada biyaha ee Som Tank, si loo helo xal kaydinta biyaha oo ku habboon guryaha iyo baahiyaha qoysaska.

Somplastics Factory waxay ku faanaysaa in ay qayb ka tahay mashaariicda dhismaha, iyadoo bixisa xalal wax ku ool ah oo ku saabsan kaydinta biyaha.

𝐒𝐨𝐦 𝐓𝐚𝐧𝐤 𝐓𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨

📞 +252 63 9555500
🌐 www.somplasticsfactory.com

𝐃𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚  𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲: “𝐌𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐝𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧-𝐤𝐢𝐢 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲?”✅ Jawaabta maanta hor...
17/10/2026

𝐃𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲: “𝐌𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐝𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧-𝐤𝐢𝐢 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲?”

✅ Jawaabta maanta hortiina ayaad ka arkaysaan!
Kaabsan Real Estate waxa ay cadeysay in naqshaddii la soo bandhigay ay noqotay mid la taaban karo, la dhisay, oo bulshada loogu wareejiyay sidii loogu ballan qaaday.
🏡 Halkan waa halka riyooyinku noqdaan guryo la d**o, ballanqaadkuna uu noqdo mid xaqiiqo ah.
Si aad u hesho macluumaad dheeri ah nagala soo xidhiidh:
💬 WhatsApp: +252636100090+252636100110
📞 Wac lambarka gaaban: 380
🌐 Booqo: www.kaabsanre.co

🕌 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤!🤲Maalinta Jimcuhu waa maalin fadli iyo khayr badan leh.Nabigeenna Muxammad ﷺ wuxuu yidhi:«خَيْرُ يَوْمٍ...
15/10/2026

🕌 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤!🤲
Maalinta Jimcuhu waa maalin fadli iyo khayr badan leh.
Nabigeenna Muxammad ﷺ wuxuu yidhi:

«خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ عَلَيْهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الْجُمُعَةِ»
Maalinta ugu khayrka badan ee qorraxdu soo baxdo waa maalinta Jimcaha.
📖 Saxiix Muslim – Xadiiska 854
Jimcahan barakaysan, aynu badinno ducada, xuska Alle iyo saliga Nabigeenna ﷺ.
Allah ha inoo aqbalo camalkeenna, ha inoo barakeeyo nolosheenna, hana inaga yeelo kuwa hela naxariistiisa iyo dembi-dhaafkiisa. 🤲
🏡 𝐊𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐑𝐞𝐚𝐥 𝐄𝐬𝐭𝐚𝐭𝐞 waxay dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa Jimce nabad, barako iyo farxad leh. جمعة مباركة

Address

Kaabsan Building, Airport Road

HARGEISASL25

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabsan Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaabsan Real Estate:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed realtor/realty service?

Share