Abwaanad Beello

Abwaanad Beello suugaan murti maahmaah

23/04/2026

Asc Jumca Mubarak Dhamaan Family And Friends

22/04/2026
26/08/2025

bella tuorism jawigaan sidaan u qurux badan hadaa rabto jimcaha iyo balcad nala soo xirir kabaniga bella tourism 0618271376 naga soo wac wixii dalxiis ah

20/07/2025

sanad g**o wacan wllkey mahad sanid abwan garaad nuur husen

16/07/2025

wllkey cabdirisaaq cali ciise wad mahad san tahay qudbadad iyo imashahaga wana kagaga mahad celinayaa madama ay tahay sanad guradii dalxiiska bella tourism waxaana tahay dadkii ila bilaway ilahaa daneh garabkeyga tagan wana kagaga mahad celinayaa adika neh asxbey waxaan idin ka codsanayaa madama an mal mahaan ka maqanaay bejkeyga arimo jiro calaa adligood inaa igu sacidaan sher lekta iyo comantiga inaa dan kala rebina oo codkeyga mel dher garsisaan inaa i daren sisaan inaa ahay hoyo dalkeda ku dhax shaqeysato una dhabar adegtay inaa ahay mahad sanid saxibayaal πŸ‘‹πŸ‘πŸ«‘πŸ‡ΈπŸ‡΄

22/04/2025
22/04/2025

dalxiiska Beelo tourism

10/12/2024

Waxaan si naxariis leh uga codsanaynaa walaalaheenna Soomaliyeed raq iyo ruux inay nala raadiyaan.Waxaad nagala soo xariiri kartaan:0615530492 oo laga helo hooyadoodAma 0615529371 oo laga helo Aabahod

Abayan maxamed xasan Waa gabadha wiilka waa Cabdisamd maxamed xasn sawirkood idiin muuqdo, 1/12/2024,  ayaa nolal lagu w...
09/12/2024

Abayan maxamed xasan
Waa gabadha wiilka waa Cabdisamd maxamed xasn sawirkood idiin muuqdo, 1/12/2024, ayaa nolal lagu waayay, aygoo biyo dadinay oo tagan Albabak guriga, dibna looma arag, xaafadoda lagu waayay waa waxara cade
Waxaan si naxariis leh uga codsanaynaa walaalaheenna Soomaliyeed raq iyo ruux inay nala raadiyaan.
Waxaad nagala soo xariiri kartaan:
0615530492 oo laga helo hooyadood
Ama
0615529371 oo laga helo Aabahod

10/11/2024

dalxiiskeeni balacada

26/10/2024

dalxiis keeni balcad ee shaly oo jimac ehda hadii aadn h**e nola dalxiisin hada kaliya nal dalxiis waxdna igal so xariiri karta 0618271376

Address

Cape Town
8000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaanad Beello posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category