Dhul Beec ah Daarusalaam iyo Nawaaxigeeda

Dhul Beec ah Daarusalaam iyo Nawaaxigeeda Kala gadida dhulalka beec ah, Daarusalaam iyo Nawaaxigeeda

26/09/2025

Quraanka waxa uu ka koobanyahay 114 suuradood, 30 juz ama 60 xizib waxaana hadaa soomali nahay aad u naqaanaa habka loo yaqaan subaca kaas dadka u fududeeyo iney xafidan quraanka waxaana u bixinay 7 maalmood isbuuca ayagoo magacà kore u yaqaan jallaad.

7 jalaad ee quraanka meesha ay ka bilawdan iyo meesha ay ku eg yihiin:

Jalaad jimco

Suurada ugu horeysa quraanka faatixa
(ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَـٰلَمِینَ)
waxaa uu ku egyahay suuradda Al nisaa ayaada 61

Jalaad sabti

waxaa uu ka bilawdaa suurada al nisaa aayada 62 (فَكَیۡفَ إِذَاۤ أَصَـٰبَتۡهُم مُّصِیبَةُۢ بِمَا قَدَّمَتۡ أَیۡدِیهِمۡ ثُمَّ جَاۤءُوكَ یَحۡلِفُونَ بِٱللَّهِ إِنۡ أَرَدۡنَاۤ إِلَّاۤ إِحۡسَـٰنࣰا وَتَوۡفِیقًا)
wuxuuna ku egyahay suurada acraaf ayaada 170

Jalaad Axad

waxa uu ka bilawdaa suuradda al acraaf ayaada 171 ( وَإِذۡ نَتَقۡنَا ٱلۡجَبَلَ فَوۡقَهُمۡ كَأَنَّهُۥ ظُلَّةࣱ وَظَنُّوۤا۟ أَنَّهُۥ وَاقِعُۢ بِهِمۡ خُذُوا۟ مَاۤ ءَاتَیۡنَـٰكُم بِقُوَّةࣲ وَٱذۡكُرُوا۟ مَا فِیهِ لَعَلَّكُمۡ تَتَّقُونَ)
waxaa ku egyahay suuratul ibraahim ayaada 25

Jalaad isniin

waxaa uu ka bilawdaa suuratul ibraahiim aayada 26 (وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِیثَةࣲ كَشَجَرَةٍ خَبِیثَةٍ ٱجۡتُثَّتۡ مِن فَوۡقِ ٱلۡأَرۡضِ مَا لَهَا مِن قَرَارࣲ)
waxa uu ku egyahay suuratul mu'minuun aayada 55

Jalaad Talaado

waxa uu ka bilawdaa suuratul al mu'minun ayaada 56(نُسَارِعُ لَهُمۡ فِی ٱلۡخَیۡرَ ٰ⁠تِۚ بَل لَّا یَشۡعُرُونَ)
waxa uu ku egyahay suuratul saba ayaada 19

Jalaad Arbaco

waxa uu ka bilawdaa suuratul Saba ayaada 20(وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَیۡهِمۡ إِبۡلِیسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِیقࣰا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ)
waxa uu ku egyahay suuratul alfatxi ayaada u dambeysa 29

Jalaad Khamiis

waxaa ku bilawdaa suuratul xujiraat ayaada 1( یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تُقَدِّمُوا۟ بَیۡنَ یَدَیِ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۖ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِیعٌ عَلِیمࣱ)
waxa uuna ku egyahay suuratul al naas aayada ugu dambeysa quraanka.

Waxaa Qoray: Abshir Mohamed

Send a message to learn more

18/09/2025

Luzina walee waxbaa ku dhacay

18/09/2025

Alla say u qusushay, walee nin bay rabtaa

18/09/2025

Calafku waa cajiib

18/09/2025

Aabow aabe ilkahaan quruxda badan, Alxamdulilaah

18/09/2025

Dayniile daawa dacalada woow

18/09/2025

Su aal adan oo ku saabsan baska Sahal

18/09/2025

Oday iyo labadiisa gabdhood

18/09/2025

Queen Qaawan iyo wareysi xasaasi ah bal daawo muuqaalkaan

Address

Muizenberg

Telephone

+252770537556

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhul Beec ah Daarusalaam iyo Nawaaxigeeda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhul Beec ah Daarusalaam iyo Nawaaxigeeda:

Shortcuts

Share

Category