12/05/2026
π Guri Kiro ah β Degmada Waabari
Waxaa la kireynayaa 2 Qol & Fadhi si buuxda u goglan, kuna yaalla
π Degmada Waabari β Wadada Shaqaalaha, dhabarka dambe ee Maqaayadda Sanca.
β¨ Guri nadiif ah, diyaarsan, kuna habboon qoys ama shaqaale.
π° Qiimaha Kirada: $700
π Nala soo xiriir si faahfaahin dheeraad
+252 615442921
+252 615844117