Iibi Ama Iibso

Iibi Ama Iibso "Kalsooni ku Iibso, daacadnimo ku iibi,

22/08/2026

Agagaarka Dab-damiska waxaan kuugu hayaa 400 kaaree mitir. Fadlan wac:
091 099 6633
ama +251 915 181 844

Send a message to learn more

21/08/2026

Dhul iib ah. Galabta-ba soo gaadh!
πŸ“ž 091 099 6633 / +251915181844

20/08/2026

"Dhul BAda-CAS ah ayaa la iibinayaa!
πŸ“ Baaxadda: 800 kaaree mitir (mΒ²)
➑️ Waxaa loo kala qaybin karaa 2 qaybood
πŸ’° Qiimaha:
800 mΒ² = 14 Milyan
400 mΒ² = 7 Milyan
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 091 099 6633
+251 915181844
πŸ“’ Wac oo la xiriir β€” Fadlan garee!

20/08/2026

GABAR-CASE ONE β€” BOOS AAD U FIICAN! πŸ—οΈπŸ”₯
πŸ“ Garab-Case One waxaan kuugu haynaa 500 kaaree mitir
πŸ“ 20 Γ— 25M
Haddii aad raadinaysay boos aad istaraajiiji u ah oo ku habboon qorshahaaga, maanta waa diyaar! πŸ’―βœ¨
⏳ Ha sugin fursaddu inay kaa hor marto!
Qofkii diyaar ah maanta ha soo waco oo faahfaahinta ha ka helo. πŸ“ž
πŸ“² Wac hadda:
☎️ 091 099 6633
☎️. 0915 181 844
πŸ“’ garee qof aad taqaan oo boos raadinaya! ❀️🏑
✨ Boos wanaagsan + Goob istaraajiiji ah = Fursad aan la seegin! πŸ”₯

20/08/2026

✨🏑 GURI QURUX BADAN OO JAANIS AH! 🏑✨
Haddii aad guri qurux badan oo jaanis ah raadinaysay, maanta waa diyaar! 😍
πŸ’₯ Inkastoo wax walbaa yahay calaf, haddana jaaniska qofka degdega oo dadaala ayaa ka faa’iidaysta.
Caajislowga iyo dadka cagta culus fursaduhu ma sugaan!
πŸ“ Guri ma raadinaysay?
πŸ‘‰ Galabtaaba kaalay soo arag! Ha dib dhigin, fursaddan ha lumin. πŸ”‘πŸ 
πŸ“ž Wac: whatsApp 091 099 6633
Call number+251 915181844
πŸ“’ garee sxbkaa guri raadinayay! ❀️
🏑✨ Jaanisku maanta ayuu kuu yimid β€” adiguna tallaabada qaad! ✨🏑

20/08/2026

πŸ”₯ BOOS GANACSI OO LAAMI HAYSTA πŸ”₯
πŸ“ Boos ganacsi oo aad u istaraatiiji ah, kuna yaalla meel ku habboon ganacsi kala duwan.
πŸ“ Baaxadda: 360mΒ²
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 091 099 6633
+251 915181844
πŸ“’ β€” qofkii u baahan ha gaaro!

Waddada Dhagahbur & wadada Wajaale dhexdooda waxaan kuugu hayaa 850 Kaaree mitir Labo wado leh, aad u qurux badan, kuna ...
20/08/2026

Waddada Dhagahbur & wadada Wajaale dhexdooda waxaan kuugu hayaa 850 Kaaree mitir Labo wado leh, aad u qurux badan, kuna habboon labo qoys oo is garab dega
WhatsAppπŸ“ž 091 099 6633 / Call 0915181844

19/08/2026

🏑 GURI IIB AH! 🏑

Waxaan kuu hayaa guri iib diyaar u ah oo ku habboon qofkii raadinaya guri uu si degdeg ah u iibsado. πŸ”‘βœ¨

πŸ“ž Kala xiriir:
091 099 6633
0915181844

πŸ“© Wixii faahfaahin dheeraad ah, nala soo xiriir.

πŸ”„

18/08/2026

🏑 GURI IIB AH β€” XAFLADDA CILMI-BAADHISTA

✨ Guri ka kooban 4 qol iyo suuliyadii ayaa iib ah, kuna yaal xaafadda Cilmi-Baadhista.

🏠 4 qol + suuliyo
πŸ’° Qiimo iyo faahfaahin: kala xiriir

πŸ“ž 091 099 6633
πŸ“ž 0915181844

πŸ”‘ Qofkii danaynaya ha soo waco.

18/08/2026

🌟 BOOS 300m² AH OO LA HELI KARO! 🌟

πŸ“ Goobta: Xaafadda Waraabe-Salaan
πŸ“ Cabbirka: 300 mitir

πŸ“ž Wac: 091 099 6633
πŸ“ž Ama: 0915181844

✨ Fursad wanaagsan β€” ha moogaan!

Address

Jigjiga
Jijiga
2519

Telephone

+251910996633

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iibi Ama Iibso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iibi Ama Iibso:

Shortcuts

Share

Category