Bold Trust Constructors LTD.

Bold Trust Constructors LTD. We Build Your Dream Home

RAMADAN MUBARAK✨
18/02/2026

RAMADAN MUBARAK✨

 Towers
03/09/2025

Towers

01/09/2025

Future Tower Xaguu Marayaa?
Project Progress....

0717 000222

26/04/2025

Future Tower Xaguu Marayaa?

Waxaa si dar-dar ah ku socoda dhismaha Guriga Future Tower oo haatan marayo dabaqii 1aad (First-floor), sida aad ka arki kartaan muuqaalka.
waxaa naga go’an in aan si tayo leh oo degdeg ah u dhammeystirno mashruucan casriga ah, anagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo Injineerro khibrad sare leh, si loo hubiyo tayada iyo Bilicda guriga.
Mahadsanidiin
0717 000222

28/01/2025

Dhismaha Future Tower Xaguu Marayaa?

Waxaan si farxad leh ugu warbixinaynaa dhammaan macaamiisheena iyo dadweynaha kale ee danaynaya in dhismaha Guriga Future Tower uu haatan marayo basement-gii 2aad oo la shubayo sida aad ka arki kartaan muuqaalka, waxaana horay loo soo shubay basement-gii 1aad, lift-yadii, darbigii wareega Iyo tiirarkii.

Tani waa tallaaba kale oo mihiim ah kana dhigaysa shaqada mid si hufan oo dar-dar ah ku socota,

waxaa naga go’an in aan si tayo leh oo degdeg ah aan u dhammeystirno mashruucan casriga ah, anagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo xirfadlayaal khibrad sare leh, si loo hubiyo tayada iyo amniga guriga, loona xaqiijiyo fullinta ballankii aan kaa qaadnay macmiisheenna sharafta leh.

Soo dhawow macmiil oo Kafaaidayso Fursaddan dahabiga ah inta aysan kaa dhammaan.
Mahadsanidiin

0717 000222

14/01/2025

Future Tower

Waa Gurigii riyadaada, horay usoo gaar yaan lagaa dhamaysanin macmiil.

0717 000222

Future Tower – Guri ku habboon qoyskaaga iyo ganacsigaaga.
24/12/2024

Future Tower –
Guri ku habboon qoyskaaga iyo ganacsigaaga.

23/12/2024

Kalimadda Sh.Bashiir Caddow uu kayiri dhismaha guriga future tower, iyo masaalixda muhiimka ah ee ku xeeran dhismahan.

contact us:
+254717000222 / +254791111333
0717 000222

Address

Frist Avenue Parklands , Park Avenue Place
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bold Trust Constructors LTD. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bold Trust Constructors LTD.:

Shortcuts

Share