Marhaba service

Marhaba service kusoo dhawoow marhaba service. waxaad naga helaysaa:-
1.iibinta dhulalka, kiraynta guryaha, dhismaha seesaska iyo dayrarka, iyo maamulka hantida maguurtada.

wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
+252638883115

"muhiimadayadu waa mudnaanta macmiilka "

11/09/2026

Jaanis wayn.
Guri nus baloodh ah oo iiba berbera

πŸ“Xaafada : burco-sheekh
πŸ“ Cabbirka: 6Γ— 18m
πŸ’° Qiimaha: $17,000

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 638883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115
Ama Soo booqo xafiiskayaga oo kasoo hor jeeda afaafka dekeda berbera.

Laba baloodh oo iib ah berbera πŸ“Xaafada : waraabo taaga πŸ“ Cabbirka: 25 Γ— 20m waa laba baloodh βœ… Waa dhul sharci leh oo 1...
09/09/2026

Laba baloodh oo iib ah berbera

πŸ“Xaafada : waraabo taaga
πŸ“ Cabbirka: 25 Γ— 20m waa laba baloodh
βœ… Waa dhul sharci leh oo 100% la hubo damaanadna leh
πŸ’° Qiimaha: $15,000

Waa meel wanaagsan oo deganaashiyo ah waana xaafada ugu qabow uguna quruxda badan berbera.

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 63 8883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115
Ama Soo booqo xafiiskayaga oo kasoo hor jeeda afaafka dekeda berbera.

Baloog iib ah berbera zone BI (waa mustaqbal)πŸ“Zonaha: BIπŸ“ Cabbirka: 50 Γ— 50m waa mustaqbal βœ… Waa dhul sharci iyo damaana...
08/09/2026

Baloog iib ah berbera zone BI (waa mustaqbal)

πŸ“Zonaha: BI
πŸ“ Cabbirka: 50 Γ— 50m waa mustaqbal
βœ… Waa dhul sharci iyo damaanadba leh.
πŸ’° Qiimaha: $1,500 oo kaliya

Waa dhul mustaqbal ah beerta dalxiiska ee xaafada waraabo taaga waxa uu ka shisheeyaa 4km waana Halka ay magaaladu u fidayso

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 63 8883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115
Ama Soo booqo xafiiskayaga oo kasoo hor jeeda afaafka dekeda berbera.

Baloog iib ah berbera.πŸ“ Zonaha:  maansoor hotel dabadiisa face2πŸ“ Cabbirka: 50 Γ— 100 Mitir. Waa 16-baloodhπŸ’° Qiimaha: $65,...
05/09/2026

Baloog iib ah berbera.

πŸ“ Zonaha: maansoor hotel dabadiisa face2
πŸ“ Cabbirka: 50 Γ— 100 Mitir. Waa 16-baloodh
πŸ’° Qiimaha: $65,000 🀝 Wada hadalna wuu ka furan yahay.

Fiiro Gaar ah:- dhulkani waa face-,ka 2aad ee maansoor hotel badda waxa ka xiga uun maansoor waa dhul ku fiican deganaashiyo ganacsi,iyo ka macaash waa meelaha ugu quruxda badan ee la d**o ama hotel Laga dhiso

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 63 8883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115

Ψ¬Ω…ΨΉΨͺΩƒΩ… Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ.Juma Mubarak dhamaan macaamiishada qiimaha badan alle acmaasha ha inaga aqbalo.    .
04/09/2026

Ψ¬Ω…ΨΉΨͺΩƒΩ… Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ.
Juma Mubarak dhamaan macaamiishada qiimaha badan alle acmaasha ha inaga aqbalo.


.

Baloodh iib ah berbera πŸ“Xaafada: magaalo cad sokadeeda πŸ“ Cabbirka: 20 Γ— 12m βœ… Waa dhul sharci leh oo 100% la hubo πŸ’° Qiim...
02/09/2026

Baloodh iib ah berbera

πŸ“Xaafada: magaalo cad sokadeeda
πŸ“ Cabbirka: 20 Γ— 12m
βœ… Waa dhul sharci leh oo 100% la hubo
πŸ’° Qiimaha: $6,000 🀝 Wada hadalna wuu ka furan yahay.

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 63 8883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115

Baloog iib ah berbera cabirkiisuna yahay 100x100mπŸ“ Goobta: berbera Gaar ahaan maansoor hotel dabadiisa wado  ayuunbaa u ...
29/08/2026

Baloog iib ah berbera cabirkiisuna yahay 100x100m

πŸ“ Goobta: berbera Gaar ahaan maansoor hotel dabadiisa wado ayuunbaa u dhaxaysa maansoor
πŸ“ Cabbirka: 100 Γ— 100Mitir.

βœ… Waa Kaare koone ay labada dhinac waddo ka marayso
βœ… Sharci iyo damaanadba wuu leeyahay
πŸ’° Qiimaha: $140,000 🀝 Wada hadalna wuu ka furan yahay.
Fiiro Gaara ah waa dhul istaraatiiji oo deganaashiyo iyo ganacsiga kusoo baxaya sidoo kale half-na waa la iibinayaa hotel ama apartment na waa laga dhigi karaa.

Waa halkaan calaamadaha cascas ku calaamadiyay baloogu waa 100x100m

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“± +252 638883115
πŸ’¬ WhatsApp: +252 63 8883115

BERBERA.! MAALGASHI FOG.Baloog iib ah oo fog   50x50m  BI  1000$ oo kaliya Wixii faahfaahin ah nagala Soo xidhiidh 63 88...
28/08/2026

BERBERA.! MAALGASHI FOG.
Baloog iib ah oo fog
50x50m
BI
1000$ oo kaliya
Wixii faahfaahin ah nagala Soo xidhiidh 63 8883115

27/08/2026

GURI CUSUB OO IIB AH β€” BERBERA

Goobta: BERBERA - Xaafadda Waraabo-taaga

Faahfaahinta guriga:

- πŸ“ Cabirka guriga: 12 Γ— 20m
- πŸ›οΈ qolaalkiisa: waa4 qol
- πŸš— Gaadhi-gal leh
- 🍳 sidoo kale waxa uu leeyahay Jiko iyo 2 suuli
- πŸ’° Qiimaha: $37,000 (doller) 🀝 Wada-hadalku wuu ka furan yahay

Fiiro Gaar ah:-

Gurigani waa fursad jaanis ah oo qofkii iibsadaa si wanaagsan uga faa’iidaysan karo. Markii gurigga la dhisayay waxaa si gaar ah loo ilaalinayay tayada iyo dhismaha, waxaana kharash badan ku baxay sidii loo heli lahaa guri tayo leh oo adag.
Macmiil Haddii aad doonayso guri cusub oo tayo leh, isla markaana ku yaalla meel wanaagsan, gurigani waa jaanise ka faaidayso

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:

WhatsApp: 63 8883115
Tel: 0638883115
πŸ“ Ama soo booqo xafiiskayaga, oo ku yaalla ka soo horjeedka Kaalinta Cajab, ee afaafka Dekedda Berbera.

Address

Berbera

Telephone

+252634440959

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marhaba service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Marhaba service:

Shortcuts

Share

Category