Indho-Qariye Real Estate

Indho-Qariye Real Estate We provide services in property sales, rentals, management, valuation, and real estate consultation.

We also offer document verification, GIS services, property maintenance, and investment guidance.
๐Ÿ“ We operate in Berbera, Somaliland

๐ŸŒ™ Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 ๐ŸŒ™Indho-Qariye Real Estate waxay dhammaan shacabka Somaliland iyo guud ahaan uma...
15/06/2026

๐ŸŒ™ Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 ๐ŸŒ™

Indho-Qariye Real Estate waxay dhammaan shacabka Somaliland iyo guud ahaan umadda muslimiinta ah, macaamiisheeda iyo la-hawlgalayaasheeda ugu hambalyaynaysaa munaasabadda 1-da Bisha Muxarram 1448 Hijriya.
Alle ha inooga yeelo sanad nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guulo badan leh.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ Sanad Hijriyeed Wanaagsan.

๐Ÿ“ Indho-Qariye Real Estate "Kalsoonida, Hantidaada, Mustaqbalkaaga."

Kala xidhiidh:
๐Ÿ“ž+252 63 4292212
๐Ÿ“ž+252 67 4292212
๐Ÿ“ž+252 65 4299212

WhatsApp: 63 8904940

03/06/2026

Congratulations Indho-Qariye Real Estate Company

03/06/2026

Happy Anniversary To Day Indho-Qariye Real Estate Company

      Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 3/june/2026,  u buuxsantay shirkada ka shaqaysa magaalada   iyo guud ahaan   ,...
03/06/2026



Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 3/june/2026, u buuxsantay shirkada ka shaqaysa magaalada iyo guud ahaan , ee - 4 oo buuro ah,
Dadaal dheer iyo tacab badan, iyo dhabar adayg,
Ugu shaqaynaysay macaamiishayadii kala duwanayd ee ku kala noolayd dhamaan daafaha caalamka, sidii aad horaba nooga barateen, waxaanu halkaas ka sii wadi doonaa, dadaalkii naf hurnimada ahaa, iyo amaanadii aad ku barateen shirkada - ,

Waad ku mahad santihiin dhamaantiin, macaamiishayada sharafta badan ee bilowgii ilaa iyo maanta oo ay 4 inoo buuxsantay nala socday, iyo Kuwii xaga dambaba nagaga soo biiray, halkaas ayeynu ka sii wadi doonaa hayaanka, shirkada iyo adeegyadeedii hufnaa ee aad nooga barateen macmiil

Ku Xidhnow Markasta iyo Meelkasta:

( - & )

:

:
๐Ÿ“ž+252 63 4292212
๐Ÿ“ž+252 67 4292212
๐Ÿ“ž+252 65 4299212

WhatsApp: 63 8904940

Hambalyo, Ku guuleystaha saadaalinta kulankii dhexmaray Arsenal iyo PSG wuxuu noqday Mohamed Ali, Waxa uuna ku guuleysta...
31/05/2026

Hambalyo, Ku guuleystaha saadaalinta kulankii dhexmaray Arsenal iyo PSG wuxuu noqday Mohamed Ali, Waxa uuna ku guuleystay $30 oo ahayd abaalmarintii saadaasha finalka ucl.


Saadaali oo ku guuleyso abaalmarin $30 kulanka finalka caawa 7:00 pm ee u dhaxeeya kooxaha PSG VS ARSENALfadlan shuruuda...
30/05/2026

Saadaali oo ku guuleyso abaalmarin $30 kulanka finalka caawa 7:00 pm ee u dhaxeeya kooxaha PSG VS ARSENAL
fadlan shuruudaha buuxi:
๐’๐‡๐”๐‘๐”๐”๐ƒ๐€๐‡๐€:-
โœ… Like iyo follow gare Page-ka
โœ… Like gare Post-gaan
โœ… Share garee post-gaan
โœ… comment ga ku qor saadaalintada
FG: Saadaalintu waxa ay ku egtahay marka ciyaarta ay billaabanto
FG: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxaa ku Guuleysan Doona Qofka U Soo Horeeya Xaga Wakhtiga.

Nasiib wacan

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค.Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Indho-Qariye ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐„๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž, waxay dhammaan macaamiisha, bah-wadaagt...
27/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค.
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Indho-Qariye ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐„๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž, waxay dhammaan macaamiisha, bah-wadaagta iyo bulshada Muslimiinta ah u dirayaan hambalyo ku aaddan munaasibadda barakaysan ee ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

ูŠูŽูˆู…ู ุนุฑูุฉ               2026-5-26
26/05/2026

ูŠูŽูˆู…ู ุนุฑูุฉ 2026-5-26

Address

Burcosheekh, Xamdi Shop Dabadiisa Ama Ku Dhinactaal Meherada Ilma Raygal
Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indho-Qariye Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Indho-Qariye Real Estate:

Shortcuts

Share

Category