26/05/2026
📢 𝐉𝐎𝐁 𝐕𝐀𝐂𝐀𝐍𝐂𝐘 – 𝐒𝐈𝐓𝐄 𝐄𝐍𝐆𝐈𝐍𝐄𝐄𝐑 (𝟑 𝐏𝐎𝐒𝐈𝐓𝐈𝐎𝐍𝐒 𝐀𝐕𝐀𝐈𝐋𝐀𝐁𝐋𝐄)- HARGEISA
(𝐔𝐠𝐮 𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧 𝟐 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝)
Sababo la xidhiidha koboca shirkadda iyo fursadaha cusub ee mashruucyada, Fair Construction waxay furaysaa 3 boos oo Site Engineer ah si ay ugu biiraan kooxdeena farsamo.
Shuruudaha:
• Ugu yaraan 2 sano khibrad goobta dhismaha
• Awood u leh maareynta shaqaalaha iyo subcontractors
• Diyaarinta daily reports & progress reports
• Kormeerka shaqada iyo hubinta tayada (Quality Control)
• Faham wanaagsan oo ku saabsan drawings, standards iyo site implementation
• Hubinta in hawshu u socoto si waafaqsan qorshaha, jadwalka iyo siyaasadaha shirkadda
Mas’uuliyadaha:
✔ Maareynta hawlaha maalinlaha ah ee site-ka
✔ Hubinta in shaqadu raacdo drawings iyo standards
✔ Validation-ka tayada kahor inta aan loo gudbin phase-ka xiga
✔ La socodka waxqabadka subcontractors
✔ Isku dubaridka kooxda farsamada iyo maamulka
👉 Haddii aad diyaar u tahay inaad ka mid noqoto koox xirfad leh oo koraysa:
📩 CV-gaaga u dir: [email protected]