Dhul-beer Group

Dhul-beer Group welcome to Dhul Beer Group

Asalamu caleykum asxaabta ku xidhan dhulBeer group waxaan idiin leennahay Jimca wanaagsan
27/08/2026

Asalamu caleykum asxaabta ku xidhan dhulBeer group waxaan idiin leennahay Jimca wanaagsan

(Maalgasho hadda si aad bari u hesho dhul qiimo badan)Bishaaro-Bishaaro-Bishaaro waxaa furan Project ga xaafadda mindhoo...
20/08/2026

(Maalgasho hadda si aad bari u hesho dhul qiimo badan)
Bishaaro-Bishaaro-Bishaaro waxaa furan Project ga xaafadda mindhoob ee u dhow New Mogadishu Airport, dhul qiimo jaban dammaanad leh, qiimo sare kuu gaari kara bari,
Maalgasho maanta oo dhis mustaqbalkaaga bari.
Nagala so xiriir whatsapp ka profile ka page ka saaran.

07/08/2026

Ganacsato soo booqday xaafada mindhoob deegaanka ceel macaan oo eey gacanta ku heeyso shrkada dhul-bee.
Shirkada Dhul-beer Group waxeey si gacmo furan ah usoo dhoweyneeysaa cidkasta oo maal gashaneeysa kana fa ideysa
Si aad uhesho faahfaahin dheeri ah laxariir lambaradaan 0611534777 ama 0611159777

06/08/2026

Shirkada Dhul-beer Group ayaa waxaa soo booqday ganacsato iyagoo balan qaaday in eey maal gashanayaa mashruucyo cusub kuna bogaadiyey shaqada eey wada shirkadu

Si aad uhesho faahfaahin dheeri ah laxariir lambaradaan 0611534777 ama 0611159777

01/08/2026

🏡 Ku soo dhowaada Xaafadda Mindhoob – Degmada Warsheekh!
Maanta waxaan booqasho ku tagnay Xaafadda Mindhoob, halkaas oo ay si joogto ah uga socdaan degsiimo cusub iyo horumar muuqda.
Waxaan si diirran u soo dhoweyneynaa dadka cusub ee Daneenay ine wax ku sheen Xafad mindhoob , sidoo kale waxaan hambalyo u diraynaa dadkii h**e u iibsaday boosaska, kuwaas oo qayb ka ah kobaca iyo horumarka xaafaddan.
Haddii aad raadinayso meel ammaan ah oo mustaqbal wanaagsan leh, Xaafadda Mindhoob waa doorasho ku habboon.
📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir. 0611534777 ama 0611159777

30/07/2026

Tani waa warbixin soo kobeysa hormarka iyo fursadaha ka jira deegaanka mindhoob oo deriska la ah oo ey kacanta kuheeyso shirkada Dhul-beer Group

Si aad uhesho faahfaahin dheeri ah laxariir lambaradaan 0611534777 ama 0611159777

23/07/2026

Dhul-beer Group ayaa diyaarineeysa wadooyinka dhulka eey iibiso iyadoo udiyaarineeysa saarida jaay si eey ufududaato isu socodka iyo udiyaar garoowga mashruucyo waaween oo laqorsheeynaayo in laga fuliyo deegaanka mindhoob oo ah nawaaxiga New mogadisho
Macmiil ka faiideyso oo yoowsan kuseegin jaaniskaan

02/07/2026

Shirkada Dhul-beer Group ayaa kabiloowday dhismaha iyo diyaarinta beerta daalxiiska iyo soodhoweynta macaamiisha
Loogu magacdaray beerta dalxiiska ee dhul-beer group

Jumco mubaarak
12/06/2026

Jumco mubaarak

28/05/2026

Macaamiil iyo ganacsato booqasho kuyimid degaanka ceelmacaan gaar ahaan waaxda mindhoob oo eey Shirkada Dhul-beer Group kadiyaarisay dhul ayaa ka mahad celiyey sida wanaagsan oo eey ugu adeegtey iyadoo kuwareejisey dhulkii eey horoy u iibsadeen.
Si aad uhesho faahfaahin dheeri ah laxariir lambaradaan 0611534777 ama 0611159777

Address

Mogadishu
N/A

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhul-beer Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share