Ansax Construction and House Decoration

Call Directions Contact the business

Ansax Construction and House Decoration Ansax Construction & House Decoration waa shirkad ku takhasustay dhismaha, qurxinta guryaha, iyo naqshadaha casriga ah.

Waxay bixisaa adeegyo dhisme, guryo kirayn, iyo qurxin gudaha. Shaqaalaha shirkaddu waa kuwo xirfad leh oo khibrad sare leh.

03/10/2026
🏡 GURI IIB AH | HOUSE FOR SALE📍 Xaafadda Jigjiga Yar, Hargeisa📐 Cabbirka: 226m² — Nus Baloodh💰 Qiimaha: $68,000Ansax Con...
03/10/2026

🏡 GURI IIB AH | HOUSE FOR SALE

📍 Xaafadda Jigjiga Yar, Hargeisa
📐 Cabbirka: 226m² — Nus Baloodh
💰 Qiimaha: $68,000

Ansax Construction & Real Estate waxay kuu soo bandhigaysaa guri casri ah oo iib ah, si tayo iyo xirfad leh loo dhisay.

🏠 HOUSE FEATURES | FAAHFAAHINTA GURIGA

🛏️ 1 Master Room + Suuli Gaar ah
🛏️ 3 Qol Hurdo
🛋️ Fadhi & Qolka Cuntada
👨‍🍳 Jiko Casri ah oo Kabadho leh
🧹 Service Room
🚿 2 Suuli
🚗 Dayr Gaadhi-gal ah

🏗️ Waxaa si tayo leh u dhistay Ansax Construction.

📞 Wac Hadda: 063-4419623
💬 WhatsApp: wa.me/252634046278
💬 WhatsApp: wa.me/252634420668

🔑 Ma xiisaynaysaa gurigan? Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah ama aad u qabsato booqasho.

📲 Follw Us • Like • Share

🏡 GURI IIB AH JIGJIGA YAR | NUS BALOODH 226m² | $68K | HOUSE FOR SA...

03/10/2026

🏡🔥 GURI IIB AH JIGJIGA YAR

📍 Xaafadda Jigjiga Yar

✨ Ansax Construction & Real Estate waxay kuu haysaa 4 guri oo casri ah oo iib ah, leh naqshad qurux badan, dhisme tayo leh iyo qiimo kala duwan.

🏠 GURYAHA IIBKA AH

Guri IIB ah— 226m² (Nus Baloodh)
💰 Qiimaha: $68,000

🔑 FAAHFAAHINTA GURI GA:

🛏️ 1 Master Room + Suuli Gaar ah
🛏️ 2 Qol Hurdo
🛋️ Fadhi & Qolka Cuntada
👨‍🍳 Jiko Casri ah oo Kabadho leh
🚿 2 Suuli
🚗 Dayr Gaadhi-gal ah

🏗️ Waxaa si tayo leh u dhistay Ansax Construction

📞 WAC HADA: 063-4419623

💬 WhatsApp: wa.me/252634046278
💬 WhatsApp: wa.me/252634420668

🔥 Dooro guriga kugu habboon — nala soo xidhiidh maanta!

20/09/2026

🏠 ANSAX CONSTRUCTION & HOME DECORATION 🏠
✨ Halka Tayada, Quruxda iyo Kalsoonidu ka Bilaabmaan! ✨
Ma doonaysaa dhisme casri ah ama qurxin guri oo heer sare ah?
Ansax Construction and Home Decoration waxay kuu hayaan adeegyo tayo leh oo lagu kalsoon yahay.
🔹 Dhismaha Guryaha Casriga ah
🔹 Home Decoration & Interior Design
🔹 Dayactir iyo Dib-u-habayn Dhismayaal
🔹 Naqshadaynta iyo Qurxinta Gudaha
🔹 Shaqaale Khibrad Sare Leh
🔹 Adeeg Degdeg ah iyo Qiime Macquul ah
✅ Tayo La Hubiyey
✅ Kalsooni iyo Daacadnimo
✅ Shaqo Nadiif ah oo Casri ah
📞 Nala Soo Xidhiidh Maanta: 📱 0634419623
📱 0634420668
📱 0634046278
Ansax Construction and Home Decoration
"Waxaan Dhisnaa Mustaqbalkaaga, Waxaan Qurxinnaa Gurigaaga." 🏡✨

19/09/2026

صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ ﷺ

🏡 GURIGA RIYADAADA AH Ansax Construction and House Decoration AYAA KUU RUMAYN KARTA! 🏗️✨Ma aha kaliya guri la dhisay — w...
19/09/2026

🏡 GURIGA RIYADAADA AH Ansax Construction and House Decoration AYAA KUU RUMAYN KARTA! 🏗️✨

Ma aha kaliya guri la dhisay — waa riyo uu macmiil noo dhiibtay, annaguna aan ka dhignay xaqiiqo la taaban karo. 💙

Laga bilaabo naqshadda ilaa dhammeystirka dhismaha, Ansax Construction waxay xoogga saartaa tayo, kalsooni iyo shaqo hufan.

Macmiilkani wuxuu noo aaminay inuu helo guri casri ah, adkeysi leh, isla markaana ku habboon baahida qoyskiisa. Maanta, waxaan ku faraxsanahay inaan aragno mashruucii oo si qurux badan u dhammaaday, macmiilkuna ku qanacsan yahay natiijada. 🏡✨

Adiguna guriga aad ku riyoonayso, noo dhiib — annaga ayaa kuu rumaynayna.

📍 Ansax Construction
📞 Tel: 063-4419623
💬 WhatsApp: 063-4047862

👉 Follow us: Construction
La soco mashaariicdeena cusub iyo hal-abuurka dhismaha.

17/09/2026
GURI BANGALO AH OO CUSUB | NEW BUNGALOW HOUSE📍 Hargeysa, SomalilandWaxaan idiin haynaa guryo bangalo ah oo cusub, qurux ...
14/09/2026

GURI BANGALO AH OO CUSUB | NEW BUNGALOW HOUSE
📍 Hargeysa, Somaliland
Waxaan idiin haynaa guryo bangalo ah oo cusub, qurux badan, lagana dhisay xaafadda Hargaysa. Gurigu wuxuu leeyahay naqshad casri ah iyo dhisme tayo sare leh, wuxuuna ku habboon yahay qoys raadinaya hoy raaxo leh ama cid doonaysa maalgashi mustaqbal leh.
✨ FAAHFAAHINTA GURIGA
🛏️ 4 qol jiif
🛋️ Fadhi iyo cunto
🚿 3 suuli
🍳 Jiko casri ah
🧺 Qol Service ka
🚗 Dayr Wayn ah oo leh meel baabuurta la dhigto
🏗️ Dhisme cusub oo leh naqshad casri ah
✅ Ku habboon qoys ballaadhan
📈 Fursad maalgashi oo wanaagsan
🔑 Diyaar u ah in la d**o
📍 GOOBTA: Hargeysa, Somaliland
📞 NALA SOO XIDHIIDH
💬 WhatsApp:
https://wa.me/252634046278
☎️ Call Us: 063-4419623
🌐 NAGALA SOCO BARAHA BULSHADA
📸 Instagram | 📘 Facebook | 🎵 TikTok
👉 .construction


https://youtu.be/p2Yn1h3XIrQ?si=QG0BN-89PBgzdZM-

GURI BANGALO AH OO CUSUB | NEW BUNGALOW HOUSE📍 Hargeysa, SomalilandWaxaan idiin haynaa guryo bangalo ah oo cusub, qurux ...
14/09/2026

GURI BANGALO AH OO CUSUB | NEW BUNGALOW HOUSE

📍 Hargeysa, Somaliland

Waxaan idiin haynaa guryo bangalo ah oo cusub, qurux badan, lagana dhisay xaafadda Hargaysa. Gurigu wuxuu leeyahay naqshad casri ah iyo dhisme tayo sare leh, wuxuuna ku habboon yahay qoys raadinaya hoy raaxo leh ama cid doonaysa maalgashi mustaqbal leh.

✨ FAAHFAAHINTA GURIGA
🛏️ 4 qol jiif
🛋️ Fadhi iyo cunto
🚿 3 suuli
🍳 Jiko casri ah
🧺 Qol Service ka
🚗 Dayr Wayn ah oo leh meel baabuurta la dhigto
🏗️ Dhisme cusub oo leh naqshad casri ah

✅ Ku habboon qoys ballaadhan
📈 Fursad maalgashi oo wanaagsan
🔑 Diyaar u ah in la d**o

📍 GOOBTA: Hargeysa, Somaliland

📞 NALA SOO XIDHIIDH
💬 WhatsApp:
https://wa.me/252634046278

☎️ Call Us: 063-4419623

🌐 NAGALA SOCO BARAHA BULSHADA
📸 Instagram | 📘 Facebook | 🎵 TikTok
👉 .construction

Address

26 June 150 Ka
Hargeisa

Telephone

+252654579215

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ansax Construction and House Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ansax Construction and House Decoration:

Shortcuts

Share

Category