08/11/2026
🏗️ IFCOM CONSTRUCTION COMPANY Building a Better Tomorrow.
Ku soo dhawoow IFCOM Construction Company!
Waxaan bixinnaa adeegyo dhisme oo dhamaystiran: guryaha, dhismayaasha ganacsiga iyo warshadaha, naqshadaynta, kormeerka iyo dayactirka.
Waxaan mudnaan siinnaa Tayo, Badbaado, Hal-abuur iyo Kalsooni.
🏗️ Dhiso Maanta Dhisme Tayo Leh, Dhiso Mustaqbal Wanaagsan!
IFCOM – Quality | Safety | Innovation | Trust
📞 63 4429378 🌐 https://ifcomcc.com/