FOUR MEDIA

FOUR MEDIA WARAR IYO WARBIXINO XIISO LEH DHAMAN ADUNKA GAR AHAN GAYIGA SOMALIYEED

16/06/2026

Waxba hala hadhin ayaan leenahay "xasan sheekh"

16/06/2026

"Anaga Gaalnimadu Nooma Kala Duwana Cid Kasta Waanu Soo Dhawaynaynaa Xitaa Kuwa Dabka Caabuda" Suldaan Salmaan

16/06/2026

Hasan sheekh haduu raali ka ahayn hada somaliland hawada iyo bada haka xidho "shacabka muqdisho"

16/06/2026

"Qudus Isra*il Ayaa Leh, Dal Islaam Ah Oo Somaliland La....

Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha qaaliga ah 🙏Taageeradiina ayaa naga dhigtay inaan gaarno 10K 🎉FOUR MEDIA  waa idin...
15/06/2026

Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha qaaliga ah 🙏
Taageeradiina ayaa naga dhigtay inaan gaarno 10K 🎉
FOUR MEDIA waa idinka iyo kalsoonidiina 💙
Waan sii wadaynaa inaan idiin soo bandhigno waxyaabo tayo leh
Mar labaad, mahadsanidiin dhammaantiin ❤️

15/06/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si rasmi ah xadhiga uga jaray Safaaraddii ugu horraysay ee Somaliland oo ah dal la aqoonsan yahay ay ka furato magaalada Jerusalem

15/06/2026

Israel waa markii labaad ee aan imaado, markii koowaad waxay ahayd October 2025."madaxwyenaha somaliland"

15/06/2026

Cid Nosoo Dhawaan Karto Majirto Manta Horteedna Dawlad Manan Helin "shacabka hargeysa"

15/06/2026

''Xasan Sheekh itobiya marku tago wu u sujuda marka la geeyo, laakiin Madaxweyne Cirro.....'' Xil Axmed Caynba

15/06/2026

"Culimada Somaliland Israel Ha Tagaan oo Masaajidka Qudus Haku soo Tukadaan Hablaha Israaiilna Ha Guursadaan" Shacabka Hargeysa

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FOUR MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FOUR MEDIA:

Share