Rejo Real Estate

Rejo Real Estate Iibinta dhulka, Guryaha iyo Baabuurta.

Waxan hayaa laba Baloog oo jaanis ah Isku xiga Ku dhaw wadada labada boqol Waa xaraash Qiimaa midkiiba 7’000
02/08/2025

Waxan hayaa laba Baloog oo jaanis ah
Isku xiga
Ku dhaw wadada labada boqol
Waa xaraash
Qiimaa midkiiba 7’000

15/05/2025
16/04/2025

Guri kiro ah

0634458263

14/04/2025

Guri kiro ah
5 qol iyo gaali gal
Hargeisa
Xaafada calaamada

Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh
0634458263

12/04/2025

waa meherad dawaara
Kutaala Adan-adem area
Agabka yaalla
• 3 dawaar
• 1 sigsaag
• ⁠3 miis
• ⁠dhar
• ⁠qol ki murayada
• qiimaha 1,300$ + wada hadal

13/02/2025

Waxan hayaa Baloog xaraash xaraaash dhaafay
Waa digaale beerta dal xiiska ayuu galbeed kasoo xigaa
Meesha uuku yaalo waxa la siiyaa ilaa sodon kun
Iska waa 13,000$

Guryo iib ah1: Nus baloodh Cabirka: 7 by 12Qolalka: 3 qol Goobta: Hargeysa Qiimaha: $31,000School qudhac dheer Waa guri ...
13/02/2025

Guryo iib ah
1:
Nus baloodh
Cabirka: 7 by 12
Qolalka: 3 qol
Goobta: Hargeysa
Qiimaha: $31,000
School qudhac dheer
Waa guri cusub
Biyo

2: guri
Cabirka: 8 by 12
Qolalka: 4 qol
Goobta: Hargeysa
Jameecada
Qiimaha: $33,000

3: 2 Nus baloodh
Cabirka: 6 by 12 midkiiba
Qolalka: 3 qol
Goobta: Hargeysa
Jameeda
Qiimaha: $31,000 midkiiba

4: guri
Cabirka: 12 by 12
Qolalka: 4 qol
Goobta: Hargeysa
Jameecada
Qiimaha: $36,000
Biyo leh

*Macmiil ku xidhnaw
Rajo Real Estate & Employment Services
0634458263
0672036060
0659550551*

07/02/2025

DHUL IIB AH

1) Baloodh
Cabirka: 11x23 m
Goobta: Hargeysa
Xaafadda:Libaaxyada
Qiimaha: $35000

2) Baloodh
Cabirka: 12x17m Kaare-koone
Goobta: Hargeysa
Xaafadda:Calaamadaha
Qiimaha: $45000

3) Baloodh
Cabirka: 12x24 m
Goobta: Hargeysa
Xaafadda:Calaamadaha
Qiimaha: $50,000


4) Laba baloodh
Xaafadda: Calaamadaha
Cabbirku: 24x12 midkiiba
Qiimaha: $27000 midkiiba

Wadar waxa ay Isku noqonayaan $54000

5) Baloodh Xaraash ah
Wuxu ku yaallaa Xaafadda Ina Mooge, gaar ahaan Sariibadda Mustaqbal.
Qiimaha: $5000 oo kaliya
Cabirka: 12X18 m

Macmiil ku xidhnaw *Rajo RealEstate & Employment Services*
Iibinta guryaha ,kirayntooda
Iibinta dhulka banaan
Iyo Iibinta baabuurta

Waxii faahfaahin ah
Kala soo xidhiidh
0634458263

Address

Hargeisa

Telephone

+252634458263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rejo Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category