Hanti- Kaab Real Estate

Directions Website

Hanti- Kaab Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanti- Kaab Real Estate, Real Estate, Hargeisa.

05/09/2026

DHUL IIB AH – MASALAHA GALBEED
Cabirka: 24 × 18
Qiimaha: $16,000
Goobta: Masalaha Galbeed
Agagaarka Fooqa Ina Geele
Haddii aad raadinayso dhul ku habboon dhisme iyo maalgashi, fursaddan ha seegin!
🏢 Hanti Kaab Real estate
📞 0634473070
📞 0634472482

HANTIDAADA WAXAY U BAAHANTAHAY MAAMUL XIRFADLE! Ma rabtaa inaad iibiso, iibsato, ama maalgeliso hanti adigoo helaya adee...
24/08/2026

HANTIDAADA WAXAY U BAAHANTAHAY MAAMUL XIRFADLE!

Ma rabtaa inaad iibiso, iibsato, ama maalgeliso hanti adigoo helaya adeeg lagu kalsoonaan karo?
Hanti-Kaab Real Estate & Land Investment waxay kuu diyaar tahay adeegyo ku saabsan:
🏠Guryo – Iib & Maamul
Dhul – Iib & Maalgashi
Maal – Maamul & Maalgashi
Ammaan iyo kalsooni
Maamul hufan
Adeeg professional ah
Hantidaada ku kalsoonow Hanti-Kaab
Hantidaadu waa maalgelin muhiim ah — ha ku aaminin qof aan khibrad lahayn.
📞 Nagala soo xiriir:
+252 63 4473070
+252 63 4472482
Location: Masalaha Galbeed
Hanti-Kaab — Hantidaada, Mas’uuliyaddeena.

Hanti-Kaab Real Estate and Land Investment GURI IIB AH – MASALAHA GALBEEDCabirka: 12×18  Location: Masalaha Galbeed  Wux...
23/08/2026

Hanti-Kaab Real Estate and Land Investment

GURI IIB AH – MASALAHA GALBEED
Cabirka: 12×18 Location: Masalaha Galbeed

Wuxuu u dhow yahay Laamida Ina Naxar & Hotel LAMAHURAAN Sidoo kale wuxuu u dhow yahay Masaajidka Laamida Ina Naxar

Qiimaha: $69,900 USD

📞 Nagala soo xiriir: 0634473070 0634472482

23/08/2026

BALOOG IIB AH – FURSAD QAALI AH!
Cabbirka: 90 × 48
Qiimahacalaa baloodh (24*18) 12,000 oo dollar

Location: Masalaha Galbeed, Hargeysa
Dhul ku habboon guri dhisasho iyo maalgashi.
Fursad qiimo badan le ha seegin

📞 Kala xiriir Hanti-Kaab Real Estate & Land Investment:
☎️ 0634473070
☎️ 0634472482
Hanti-Kaab Real Estate & Land Investment
Guryo & Dhul — Iib, Kiro & Maalgashi

🏡 DHUL IIB AH — MASALAHA GALBEED📍 Goobta: Masalaha Galbeed, Fooqa Ina Geele u dhow📐 Cabirka: 18m × 24m🛣️ Hal Wado: Dhina...
09/08/2026

🏡 DHUL IIB AH — MASALAHA GALBEED
📍 Goobta: Masalaha Galbeed, Fooqa Ina Geele u dhow
📐 Cabirka: 18m × 24m
🛣️ Hal Wado: Dhinaca gawaadhidu ka muuqdaan
📌 3-da dhinac ee kale: Dhul ayaa ka xiga
💰 Qiimaha: $20,000 USD
🆔 ID Number: 101
✨ Dhul ku habboon guri dhisasho iyo maalgashi.
📞 Nala soo xiriir: 063 447 3070
HANTI-KAAB REAL ESTATE
Real Estate & Land Investment

09/08/2026

HANTI-KAAB REAL ESTATE

🏡 BULOOG IIB AH – FURSAD QAALI AH!
📍 Goobta: Masale Galbeed, galbeedka UNICEF
📐 Dhulka: 90×48m
➡️ Waxa dhexdiisa ku yaal 2 baloosh oo iib ah, midkiiba 24×18m.
💰 Qiimaha: $25 balooshkiiba
📞 Hargeysa: 00252634473070
🇬🇧 UK: +44 7838 726959
👉 Qofkii danaynaya ha nala soo xiriiro.
Fursad ha seegin!

HANTI-KAAB REAL ESTATE & LAND INVESTISMENT🏡 BULOOG IIB AH – FURSAD QAALI AH!📍 Goobta: Masale Galbeed, galbeedka UNICEF📐 ...
09/08/2026

HANTI-KAAB REAL ESTATE & LAND INVESTISMENT
🏡 BULOOG IIB AH – FURSAD QAALI AH!
📍 Goobta: Masale Galbeed, galbeedka UNICEF
📐 Dhulka: 90×48m
➡️ Waxa dhexdiisa ku yaal 2 baloosh oo iib ah, midkiiba 24×18m.
💰 Qiimaha: $25 balooshkiiba
📞 Hargeysa: 00252634473070
🇬🇧 UK: +44 7838 726959
👉 Qofkii danaynaya ha nala soo xiriiro.
Fursad ha seegin!

25/02/2024

✅️ Guri Kiro Ah Gaadhi Gal
✅️ Ku Yaala Xafada
✅️qiimuhu waa 150$ + Deebaaji
✅️whatasap numper 0634473070

21/09/2022

2 guri oo ku yaala xaafada New Hargeisa

hada nala soo xidhiidh numberka +252 63 4472482

15/09/2022

Hantikaab real estate
nagala soo xidhiidh numberska Ku muuqda
Balaadh Iiba 24x18M Qiimaha $32,000 Masale Galbeed

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanti- Kaab Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category