27/10/2026
🏡 DHUL IIB AH – HARGEYSA
WACAYS REAL ESTATE ayaa kuu haysa dhul iib ah oo ku yaalla xaafadda Maxamed Mooge, agagaarka T. Qumayo.
📐 Cabirka: 12m × 18m
💰 Qiimaha: $6,000 oo keliya
✅ Fursad ku habboon qofka doonaya inuu dhul ku yeesho Hargeysa, kana dhisto gurigiisa mustaqbalka.
📞 Nala soo xidhiidh:
☎️ 0634253749
☎️ 0634097489
WACAYS REAL ESTATE
Dhul, guryo iyo fursado maalgashi.