Kuus real Estate

Kuus real Estate Shirkadda kuus real estate waxay kuu haysaa adeeg hufan iyo hanti aamin Wa.me/+252633393300
(1)

19/07/2026
19/07/2026

Gurigu wuxuu ka dhisan yahay dhul cabirkiisu 12m balac ah iyo 18.5 Dhererka ah
✅afar jiifa iyo fadhigii, dayr gaadhi gal ah
✅📍xaafadda badda cas
✅🚰 biyo malaha laakiin way hor maraan
✅🚌baska u dhaw
✅💲85,000 dollar ayaa qiimaha laga bilaabay
✅📞 Wa.me/+252633393300
✅📞 0638371717

19/07/2026
19/07/2026
19/07/2026
16/07/2026

Jaanis jaanis jaanis
Guri iib ah oo ku yaala xaafadda shacabka
✅ dhulka uu gurigu ka dhisan yahay waa laba baloodh oo wax yar dhiman
51meter Dhererka ah 20meter oo wajahada galbeed ah 13meter oo wajahada bari ah
✅gurigu waa shub u diyarsan in dabaq la saaro
✅gurigu wuxu ka kooban yahay afar jiifa fadhi iyo cunto laba suuli badbakh gudaha ah(dry kitchen) sidoo kale wuxu leeyahay service kii banaanka macal madbakhii
✅📍degmadda gacma dheere xaafadda shacabka
✅qiimaha $160,000 dollar
✅📞 Wa.me/+252633393300
✅📞0638371717

Guri kiro ah xaafadda goljano erada durdur ✅afar makhsin ✅🚰 biyo leh✅💲$250 +deebaaji ✅📞 Wa.me/+252633393300✅📞0638371717
10/07/2026

Guri kiro ah xaafadda goljano erada durdur
✅afar makhsin
✅🚰 biyo leh
✅💲$250 +deebaaji
✅📞 Wa.me/+252633393300
✅📞0638371717

Guri kiro ah oo ku yaala xaafadda jigjiga yar gaar ahaan erea maansoor ✅wuxu ka kooban yahay afar jiifa fadhi iyo servic...
10/07/2026

Guri kiro ah oo ku yaala xaafadda jigjiga yar gaar ahaan erea maansoor
✅wuxu ka kooban yahay afar jiifa fadhi iyo service kii oo isa saar ah
✅📍aaga koonfurta maansoor ama fooqa muuse biixi
✅💲lacagta kirada $350+deebaaji
✅📞 Wa.me/+252633393300
✅. 📞0638371717

02/07/2026

Waxaa magaalada Hargeysa laga hirgeliyey goob jimicsi iyo lugeyn loogu talagalay bulshada, taas oo ah tallaabo mudan bogaadin iyo dhiirrigelin.
Waxaanay ku taal galbeedka hargaysa

Address

Hargeisa Near Saba Restaurant
Hargeisa

Telephone

+252633393300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuus real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kuus real Estate:

Shortcuts

Share

Category