Dalsoor Cars and Real Estate

Dalsoor Cars and Real Estate Iibinta Guryaha, Dhulka iyo Gaadiidka.

Qiimaha: $5300WhatsApp: 0634845368
29/09/2020

Qiimaha: $5300

WhatsApp: 0634845368

Fursad qaaliya!!!!.•GURI IIB AH!Wuxuu Ku yaala suuqa CAANAHA-RIYAHA agtiisa, 3 sekedood ayaa ka xiga laamiga, waa guri 3...
29/06/2020

Fursad qaaliya!!!!.

•GURI IIB AH!

Wuxuu Ku yaala suuqa CAANAHA-RIYAHA agtiisa, 3 sekedood ayaa ka xiga laamiga, waa guri 3 makhsin ah, cabirkiisuna waa 8m x 9m.
•Qiimaha: $60,000 oo kaliya, waxna waa lagaa dayn karaa.

Telesom: 0634845368 - whatsapp
Somtel: 0654845368

-Toyota Hiace TRH229W-Modal: 2015 year Gaadhigan Japan ayuu yaalaa oo aan kuugu haynaa ma jeceshay in aan kuu keeno?Tell...
29/06/2020

-Toyota Hiace
TRH229W
-Modal: 2015 year

Gaadhigan Japan ayuu yaalaa oo aan kuugu haynaa ma jeceshay in aan kuu keeno?

Tell - 0634845368 - whatsapp

Guri goglan oo KIRO ah.▪6 qol▪gaydh sedex gaadhi geli karaan.▪biyo leh▪goobta: Shacabka, Hargeysa, Somaliland.▪Qiimaha: ...
27/06/2020

Guri goglan oo KIRO ah.
▪6 qol
▪gaydh sedex gaadhi geli karaan.
▪biyo leh
▪goobta: Shacabka, Hargeysa, Somaliland.
▪Qiimaha: $600.

Nala soo xidhiidh
📞0634845368 - WhatsApp.
📞0654845368

4 GURI OO IIB IYO KIRO AH, 3 QOL.🏠🏠●Guri iib ah;-3 qol- Msalaha, Gacalle Hotal aagiisa.-Qiimaha: $26500.●Sedex Guri oo K...
24/06/2020

4 GURI OO IIB IYO KIRO AH, 3 QOL.🏠🏠

●Guri iib ah;
-3 qol
- Msalaha, Gacalle Hotal aagiisa.
-Qiimaha: $26500.

●Sedex Guri oo KIRO ah;
-Sedexduba waa min sedex qol.
-Laba waxay ku yaalaan; New-Hargeisa, Degmada Macalin-Haaruun.
-Midna wuxuu ku yaalaa; Calaamada, Star Area.
-Qiimaha kirada: $150

📞TELESOM: 0634845368.
📞SOMTEL: 0654845368.

FG: Guri iyo Gaadiid ba wixii aad hayso nala soo xidhiidh. Waanu kuu iibin ama kuu kirayn.

JAGOOYIN BANAAN IYO GURYO🏠🏠● Waxay ku yaalaan Bariga Hargeysa.▪KAAH HOTEL Area.▪SHIRAAQLE HOTEL Area.▪Hodan Hills Area.▪...
19/06/2020

JAGOOYIN BANAAN IYO GURYO🏠🏠

● Waxay ku yaalaan Bariga Hargeysa.
▪KAAH HOTEL Area.
▪SHIRAAQLE HOTEL Area.
▪Hodan Hills Area.
▪Xamdi Hotel Area.
1. Guri
-Cabdir: 12×18
-5 qol iyo gaadhigal.
-Qiimaha: $55000
-wadad hodanhills.

2. Dhul
- 18×24M
- qiimaha: $35000
- Laamida Hodan-hills laba guri ayaa ka xiga.

3. Dhul
-48×18
-oo sedex waddo leh, Laamida Hodan-hills ayuu ku soo jeedaa.
-Qiimaha: $89000.

4. Dhul
- Cabir: 18×24, 40 by 60.
- Laamida Hodan-hills ayaa laba guri kanxigaan.
- qiimaha: $33000.
4. Dhul
-Cabir: 12×24
-Kaah hotel Area
-Qiimaha: $13500.

FG: waxaa jira meelo kale oo badan oo aan halkan ku xusnayn. Fadlan nala soo xidhiidh.

📞SOMTEL: 0634845368 - WhatsApp.
📞TELESOM: 0654845368

GURI-Goobta: Hodan-hills, Laamida Berbera ayuu u dhawyahay.-Cabirka: 12×18M(5 qol iyo gaadhigal).-Qiimaha: $55000.📞06348...
14/06/2020

GURI
-Goobta: Hodan-hills, Laamida Berbera ayuu u dhawyahay.
-Cabirka: 12×18M(5 qol iyo gaadhigal).
-Qiimaha: $55000.

📞0634845368
📞0654845368

Address

Hargeysa

Telephone

+252634845368

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsoor Cars and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalsoor Cars and Real Estate:

Share