Muxiyadiin cabdulahi Timjilic

Muxiyadiin cabdulahi Timjilic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muxiyadiin cabdulahi Timjilic, Apartment & Condo Building, Mogadishu.

10/04/2026

Turkiga.🇹🇷 .Soomaali 🇸🇴 Hambalyo 10/4/2026💪

01/04/2026

DEG DEG: Howlgal bilowday Todobosac oo Habeenimo lana soo Afjaray Lixsaac oo duhurnimo ayaa Gacanta lagu Soo dhigay Afar askari oo dil ugu geystay Lambar 50 Nabadoon Caan ah.

01/04/2026
DEG DEG ” Maamulka KG oo ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanda maamulka.Talaabada xigta ee uu sameyn doono Lafta Maxay noqon ...
27/03/2026

DEG DEG ” Maamulka KG oo ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanda maamulka.

Talaabada xigta ee uu sameyn doono Lafta Maxay noqon doontaa ?

Shabeelkaas ayaa Aabe io ilmihiis Cuney😭 halis bey galeen Ugu danbeyn shabeelkii waala dileyAbaarta jirta bahaladii ayaa...
05/03/2026

Shabeelkaas ayaa Aabe io ilmihiis Cuney😭 halis bey galeen Ugu danbeyn shabeelkii waala diley

Abaarta jirta bahaladii ayaa dadka cunaya

Shidaalka Muqdisho ayaa halmar 77% cirka galay. Maalmo kahor 1Liter shidaal waxaa la iibin jiray $0.65 halka caawa uu ma...
05/03/2026

Shidaalka Muqdisho ayaa halmar 77% cirka galay. Maalmo kahor 1Liter shidaal waxaa la iibin jiray $0.65 halka caawa uu marayo $1.1

Tusaale ahaan 20 Liter shidaal wuxuu markii h**e ahaa $13 Maantana 20 Liter waa $22.

Arintaan ayaa loo sababeynayaa dagaalka u dhaxeeya Iran iyo US/Isra|L, oo saameyn xoogan ku yeeshay Shidaalka Muqdisho.

03/03/2026

Dastuurka cusub ee Soomaaliya.
-----
1-Madaxweynaha Soomaaliya waxaa dooranaya Baarlamaanka.

2-Xildhibaannada waxaa dooranaya shacabka.

3-Ra’iisul wasaaraha waxaa magacaabaya madaxweynaha.

4-Ra’iisul wasaaraha waxaa xilka ka qaadi kara Baarlamaanka.

5-Qofku labo jeer ayuu dalka madaxweyne ka noqon karaa.

6-Da'ada ugu yar ee qofka noqonaya madaxweyne waa 40 sano, da'ada weynaanta lama xadidin.

7-Madaxweynuhu waa inuu yahay Soomaali iska dhal ah. Micnaha qof hooyadii ajinabi tahay madaxweyne k**a noqon karo Soomaaliya.

8-Madaxweynaha, ra'iisul wasaaraha, labada gudoomiye Baarlamaan iyo gudoomiyaha maxk**adda sare waxaa ka mamnuuc ah iney yeeshan jinsiyad labaad. Waa iney celiyan jinsiyadda ajinabiga ah markii la doorto ama la magacaabo.

9-Madaxweyne, ra'iisul wasaare, gudoomiye Baarlamaan iyo gudoomiyaha maxk**adda sare ma noqon karo qof leh xaas ajinabi ah.

10-Maqaamka Muqdisho wuxuu noqonaya gobal caasimad ah, dadka caasimadda degan ayaa dooranaya Golaha deegaanka oo dooranaya gudoomiyaasha degmooyinka iyo Golaha caasimadda oo iyaguna dooranaya duqa magaalada. Dowladda Federaalka ah ayaa Muqdisho usoo magacaabeysa masuul sare oo maamulaya amniga iyo siyaasadda Muqdisho, halka duqa magaaladu uu masuul ka noqonayo heer maamul.

11-Hadii uu xildhibaanku wasiir noqdo wuxuu luminaya kursiga xildhibaanimada. Qofka badalaya waxaa la waafajinaya xeerka doorashada.

12-Da’ada qaangaarnimada diiniga ah waa 15 sano, da’ada qaangaarnimada masuuliyadda ama xilkasnimada waa 18 sano.

13-Mudo xilleedka rasmiga ah ee Dowladdu waa 5 sano.

14-Madaxweynaha, ra'iisul wasaaraha iyo labada gudoomiye Baarlaman waa iney hantidooda guurtada iyo ma guurtada ah u gudbiyan Hanti-Dhowraha guud ee Qaranka guusha doorashada ama magacaabista kadib.

15-Da'ada xildhibaanka ugu yaraan waa 25 sano, da'ada ugu yar ee wasiirkana waa 30 sano.

Dastuurkan hadii ay xildhibaannadu berri u codeeyaan wuxuu sharciyan dhaqangalaya markii uu madaxweynuhu saxiixo, halka qodobbada heer maamul ay dhaqangalayan 4 bilood ilaa lix bilood gudahood.

Abdullahi Osman Farah

Dumarka Askarta ah ee Maraykanka Ooyintiiba ka dhamaatay. Waxaa ay qoysaskooda la wadaageyn fariimo dardaaran ah.
01/03/2026

Dumarka Askarta ah ee Maraykanka Ooyintiiba ka dhamaatay. Waxaa ay qoysaskooda la wadaageyn fariimo dardaaran ah.

01/03/2026

Allah unaxristo ayatulahi 🤲
Iran 🇮🇷 guul insha Allah

Mahdi Taliyaha Boliska Gobalka wuxuu yiri Gabar wadata Libis qaawan Muqdisho kuma arki karo hadii aan arkana waa xabsi.S...
10/02/2026

Mahdi Taliyaha Boliska Gobalka wuxuu yiri Gabar wadata Libis qaawan Muqdisho kuma arki karo hadii aan arkana waa xabsi.

Sidee u aragtaa ?

Diyaarad Shacabka oo Aden Cadde ka duushay, ayaa goordhoweyd soo dhacday, iyadoo aan hawada sare galin. Cid wax ku noqot...
10/02/2026

Diyaarad Shacabka oo Aden Cadde ka duushay, ayaa goordhoweyd soo dhacday, iyadoo aan hawada sare galin. Cid wax ku noqotay wali lama soo sheegin

Address

Mogadishu

Telephone

+252615952052

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxiyadiin cabdulahi Timjilic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share