Macruuf Real Estate

Call Directions

Macruuf Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Macruuf Real Estate, Hargeisa.

Ku soo dhowoow Shirkada Macruuf Real Estate 🏡 Oo aad ka helayso adeegyada iibka Dhulka , guryaha iyo baabuurta Nagala soo xidhiidh Macmiil .
:☎️0634117310 || 0637008899.

14/11/2026
Guri kiro ah m/mooge xaafada golbarwaaqo
14/11/2026

Guri kiro ah m/mooge xaafada golbarwaaqo

Dhul iib ah oo jaanis ah
08/11/2026

Dhul iib ah oo jaanis ah

Guryo wajahad ah oo ganacsi iyo deegaanba leh oo iib ah Hargeisa, gaar ahaan Xaafadda Jungalka (Wadada Weyn/Laamiga).Kan...
06/11/2026

Guryo wajahad ah oo ganacsi iyo deegaanba leh oo iib ah Hargeisa, gaar ahaan Xaafadda Jungalka (Wadada Weyn/Laamiga).
Kani waa fursad maalgashi oo aad u sarreysa, maadaama ay guryahani ku yaallaan goob istiraatiiji ah oo saaran laamiga weyn, una dhow dhammaan adeegyada muhiimka ah.

Faahfaahinta Guryaha:

• Tirada Guryaha: 3 Guri oo isku ag yaalla.
• Goobta: Hargeisa, Xaafadda Cabdi-Qalaaf waxayna si toos ah u soo eegayaan Wadada Weyn (Laamiga).
• Nooca Guryaha:
• Goobo ganacsi (Ganacsi diyaar ah)
• Guri xaafadeed ka kooban 4 Qol.
• Qiimaha: $80,000 (Sidetan kun oo Doolar) oo wada-hadal leh.

Wixii Faahfaahin iyo H**ey u Qaadasho ah:

Fadlan lasoo xiriir shirkadda macruuf Real Estate oo gacanta ku haysa iibka guryahan:
• Tel: 0634117310
• Tel: 0634040937

🏡 GURI IIB AH – M. MOOGE📍 Goobta: Agagaarka Goolada 🏠 Guriga wuxuu ka kooban yahay:- 3 Qol- Dayr💰 Qiimaha: $32,000📍 Meel...
06/11/2026

🏡 GURI IIB AH – M. MOOGE

📍 Goobta: Agagaarka Goolada

🏠 Guriga wuxuu ka kooban yahay:

- 3 Qol
- Dayr

💰 Qiimaha: $32,000

📍 Meel fiican ku yaal.

📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xidhiidh.
0634117310/ 0634040937

Macruuf REAL ESTATE

🕌 Jimce Barkhadle 🌙Maalinta kheyrka, naxariista, dambidhaafka iyo ducada la aqbalo.✨ Aan ka faa’iideysanno fursaddan qii...
30/10/2026

🕌 Jimce Barkhadle 🌙
Maalinta kheyrka, naxariista, dambidhaafka iyo ducada la aqbalo.

✨ Aan ka faa’iideysanno fursaddan qiimaha leh:

📿 Ku salli Nebiga (CSW) اللهم صل وسلم على نبينا محمد
📖 Akhri Suuratul Kahf
🤲 Badso adkaarta iyo ducada
🕌 H**e u tag Salaadda Jimcaha
💝 Bixi sadaqo intii aad awoodo
👨‍👩‍👧 Ka farxi ubadkaaga.
🤝 Booqo ehelka iyo asxaabta.

🌸 Alle ha ina waafajiyo barakada Jimcaha!

🏡 Guri iib ah || Jaanis Wayn || Fursaddan ka faa’iidayso. 📍Goobta: Hargaysa Qudhac dheer koonfuurta Saylada.🏷️Qiimaha: $...
28/10/2026

🏡 Guri iib ah || Jaanis Wayn || Fursaddan ka faa’iidayso.
📍Goobta: Hargaysa Qudhac dheer koonfuurta Saylada.
🏷️Qiimaha: $ 40,000
📏Cabirka: 12Mx12M
Wixii Faahfaahin dheeraada naga soo Wac
☎️ :- - 0634117310- 0637008899

Macmiilkayaga qaaliga ahow Si fudud  nagula soo xidhiidh si aan kuugu adeegno Oo 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:-☎️ WhatsApp : +252...
26/10/2026

Macmiilkayaga qaaliga ahow Si fudud nagula soo xidhiidh si aan kuugu adeegno Oo 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:-
☎️ WhatsApp : +252637008899 -- +252634117310

🏞️Dhul iib ah || Jaanis Wayn || Fursaddan ka faa’iidayso. 📍Goobta: Hargaysa M/mooge Goolada sare.🏷️Qiimaha: $12,500📏Cabi...
24/10/2026

🏞️Dhul iib ah || Jaanis Wayn || Fursaddan ka faa’iidayso.
📍Goobta: Hargaysa M/mooge Goolada sare.
🏷️Qiimaha: $12,500
📏Cabirka: 12Mx18M
Wixii Faahfaahin dheeraada naga soo Wac
☎️ :- - 0634117310- 0637008899

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252 63 4422152

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share