Dalbile Construction & Contracting Company

Call Directions Website Contact the business

Dalbile Construction & Contracting Company Dalbile Construction and Contracting Company: is the where you will get your goal

🏠 DILDILAACA DERBIGA: KEE HALIS AH?Dildilaac kasta oo derbiga ka muuqda isku mid ma aha. Qaar waxay ka dhashaan rinjiga ...
30/08/2026

🏠 DILDILAACA DERBIGA: KEE HALIS AH?
Dildilaac kasta oo derbiga ka muuqda isku mid ma aha. Qaar waxay ka dhashaan rinjiga ama plaster-ka, halka qaar kalena ay tilmaami karaan dhibaato la xiriirta foundation-ka, tiirarka ama Taraawaha (beams).

⚠️ Haddii dildilaacu sii ballaaranayo, diagonal yahay, ama ka muuqdo agagaarka tiirarka iyo jibka, waxaa muhiim ah in injineer dhisme qiimeeyo ka hor inta aan la dayactirin.

🏗️ Dalbile Construction & Contracting Co.
TAYO • SAXNAAN • KALSOONI

📐 Geometry Services | 🔎 Raadinta Dhulalka Maqan | 📍 Survey & Engineering | 🏠 Qiimeyn Dhul & Dhismo | 📐 Naqshad 2D & 3D & BOQ | 🛠️ Dayactir & Renovation

Dalbile – Halkaan ayuu ka bilaabmaa guriga riyadaada!

30/08/2026
iskuday Jawaabta waa mid fudud
28/08/2026

iskuday Jawaabta waa mid fudud

Dalbile waa hoyga Riyadaada Rumeyn kara
28/08/2026

Dalbile waa hoyga Riyadaada Rumeyn kara

🏡 DHUL IIB AH – VILLA GURI AH | WADAJIRWaxaa iib ah dhul cabbirkiisu yahay 20m × 10m, kuna yaalla Degmada Wadajir – Xaaf...
17/08/2026

🏡 DHUL IIB AH – VILLA GURI AH | WADAJIR
Waxaa iib ah dhul cabbirkiisu yahay 20m × 10m, kuna yaalla Degmada Wadajir – Xaafadda Masjidka Salaama. Dhulku wuxuu leeyahay laba jiho oo waddo ah: Bari & Waqooyi, waxaana ka dhisan guri Villa ah.
🏠 Guriga waxaa ka kooban:
• 5 Qol
• Fadhi
• 2 Musqulood
• Jiko
• Barando
• Barkin
📄 Documentiga: Siyaad Barre
💰 Qiimaha: $105,000
📞 Nala soo xiriir:
0618461047
628461047
📧 [email protected]
🌐 www.dalbile.com⁠�
Dalbile Construction & Contracting Co.
Dhismo tayo leh, mustaqbal ammaan ah.

iskuday wanaagsan Asxaabta Sharafta naga mudan
15/08/2026

iskuday wanaagsan Asxaabta Sharafta naga mudan

🏆 FIFA WORLD CUP 2026 – FINAL 🏆🔥 ARGENTINA 🇦🇷 VS SPAIN 🇪🇸 🔥Yaa qaadi doona koobka adduunka? 🌍🏆💰 Saadaali oo Ku Guuleyso ...
19/07/2026

🏆 FIFA WORLD CUP 2026 – FINAL 🏆

🔥 ARGENTINA 🇦🇷 VS SPAIN 🇪🇸 🔥

Yaa qaadi doona koobka adduunka? 🌍🏆

💰 Saadaali oo Ku Guuleyso $15!

🗓 Taariikh: Sunday, 19 July 2026
🕙 Saacad: 10:00 PM
📍 Garoonka: MetLife Stadium, New Jersey, USA

Shuruudaha Ka Qaybgalka: ✅ Like saar bogga Dalbile Construction
✅ Like saar poster-kan
✅ Share garee poster-kan
✅ Comment-ka ku qor saadaashaada (Tusaale: Argentina 2–1 Spain)
✅ Qeybta Comment-ka ku soo xus (Tag) 3 saaxiibadaa ah

🎉 Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ayaa ku guuleysan doona $15.

🎉 HAMBALYO GUULEYSTAHA SAADAALKA! ⚽🏆Waxaan hambalyo u direynaa Daahir Cabdulle Cali, oo si sax ah u saadaaliyay natiija...
19/07/2026

🎉 HAMBALYO GUULEYSTAHA SAADAALKA! ⚽🏆
Waxaan hambalyo u direynaa Daahir Cabdulle Cali, oo si sax ah u saadaaliyay natiijadii ciyaartii France 🇫🇷 vs Spain 🇪🇸, isaga oo sheegay:
🇪🇸 Spain 2️⃣ - 0️⃣ France 🇫🇷
Saadaashiisu waxay noqotay mid sax ah, wuxuuna ku guuleystay 💵 $15.
👏 Hambalyo guushaada, waxaana kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan.
Adigana fursaddaada ha seegin! Ka qaybgal saadaallada xiga si aad u hesho fursad aad ku guuleysato abaalmarinno lacageed.

🏆 SAADAALI OO KU GUULAYSO $15 💵🔥 France 🇫🇷 vs Spain 🇪🇸 🔥Ma kula tahay inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada kulank...
14/07/2026

🏆 SAADAALI OO KU GUULAYSO $15 💵

🔥 France 🇫🇷 vs Spain 🇪🇸 🔥

Ma kula tahay inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada kulankan adag? Fursaddaada ka faa'iidayso oo ku guulayso $15.

⏰ FIIRO GAAR AH:
Saadaashu waxay xirmaysaa marka ay ciyaartu bilaabato.

📋 SHURUUDAHA KA QAYBGALKA:
1️⃣ Like saar Page-ka Dalbile Construction & Contracting Co.
2️⃣ Like saar Poster-kan.
3️⃣ Share garee Poster-kan si ay saaxiibbadaa u arkaan.
4️⃣ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah (tusaale: France 2–1 Spain).

🎁 Haddii ay saadaasha saxda ah wada helaan dhowr qof, abaalmarinta waxaa ku guulaysan doona qofkii ugu horreeyay ee dhammeeya shuruudaha oo dhan.

⚽ Yaa u gudbi doona Final-ka World Cup 2026?

soo hel qiimaha X ?
02/07/2026

soo hel qiimaha X ?

Address

MAKA-ALMUKARAMA Road, MOGADISHU
Mogadishu
WEHAVEMANYDESIGNSIMPORTANTFORYOU

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

+252615011999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbile Construction & Contracting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalbile Construction & Contracting Company:

Shortcuts

Share

Category